Dee xilka boostada somaliland iyo xilka boostada TFG isku mid maaha. Waayo dheh, midi aqoonsi ayuu leeyahay ka kalle na maba laha. Yarku wuxu is leeyahay marka la aaso oo malaa'igta suaalo weydiyaan, ineey wasiirnimada tfg ga eh boostada aqoonsadaan.malaku wasiirka boostada ayuu is leeyahay jannada ayaa lagu galaa![]()
![]()
oo ta somaliland ba wu ku haystaye maxa walay, qaar ba laha garaadkayaga boostada noo dooray so its oke





