Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Beesha Solomadow - Habar Jeclo accepts Peace

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Beesha Solomadow - Habar Jeclo accepts Peace

Postby Siciid85 » Sun Nov 21, 2010 9:15 am

Ergooyinka Somaliland ee Dhexdhexaadinta Shaqaaqada Deegaanka Kalshaale Oo Jawaab Cad Ka Helay Beesha Qurilugud
Burco(OWN)- Ergooyinka nabada ee Somaliland oo tiradoodu gaadhayso 400 qof ee ku suganaa Deegaanka Qorilugud ayaa waxa ay maanta abaaro 11 duhurnimo a jawaab cad oo ku saabsan in ay qaateen nabad isla markaana ay diyaar u yihiin wax kasta oo lagu gaadhayo nabad ay ka heleen Beesha deegaanka Qurilugud oo ka mida labad beelood ee walaaha ah ee shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Kalshaale.
Ergooyinka nabad oo ka socda dhamaan Gobolada Somaliland ayaa waxa ay caawa ilaa bari u qulqulidoonaa deegaanka Buuhoodle si ay dhinac labad ee ka uga helaan jawaab cad oo ku saasab in ay nabad qaateen, waxa ay bari ergooyinka nabada kulano la yeelan doonaan madaxdhaqameed ku iyo Garaadada deegaanka Buuhoodle.
Waxa ay salaadiinta iyo hogaamiyayaasha dhaqanka ee Somaliland ee u hawlan deminta colaadan ayaa waxa ay yihiin awooda koowaad ee hawsha dib u heshiisiinta labada beelood ee walaaha ah. Sidoo kalena waxa deegaanka Quirlugud ku sugan wafti ay hogaaminyanaan hogaamiye yaasha sadaxeda Xisbi Qaran ee Somaliland oo kale ah Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafid ah ee Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye Ku xigeenka Xisabiga UDUB ahna ku simah Xisbigaas Md.Axmed Yuusuf Yaasiin, Gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID Md.Aadan Maxmed Mire (Waqaf), waxan ay waraku tibaaxayaan in wufudaasi ka socota Xisbioyada Qaranku in ay dabada ka riixayaan haysha ay wadaan Salaadiinta iyo Madxdhaqmeedku.
Waxa kale oo ay wararku tibaaxayaan in ay Magaalda Burco ku sugan yihiin Wafti Culis oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarda Gaashaan dhiga Somaliland Md.Axmed Xaaji Cali Cadami, oo ay ka mid yihiin wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Guurtida iyo Wakiilad Somaliland, iyo qaar ka mida la taliyayaasha Madxweynaha, waxana ay waftigaasi ku sugan magaalda Burco ka war sugayaan hawsha ay wadaan Salaadiinta Somaliland ee ku saabsan dib u heshiisiinta beelaha walaaha ah ee ay dirirtu ku dhexmartay deegaanka Kalshaale.
Wasiirka Wasaarda Warfaafinta Somaliland oo u waramyey qaar ka mid warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in aanay waftigoodu dhaafay Magaalda Burco isaga oo taas saba uga dhiagay in aanay doonayan in ay shaqaadadan isu badasho arin siyaasadeed.
Geesta kale Madxweynaha Puntiland Cabdiraxmaan Sh.Maxmed Faroole ayaa sheegay ina ay Puntland wafti u soo diraso deeagaan ay shaqaaqadu ka dhacday.


Saddam Mohamed Ahmed
Oodweynenews/ Hargeysa Office

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests