Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Peace Confrence in Maygaagle begins

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Peace Confrence in Maygaagle begins

Postby KyrieJama » Mon Nov 22, 2010 6:49 pm

Maygaale,(lasanod Online)- Waxaa maanta oo taariikhdu tahay Nov,22. Magaalada Maygaagle si rasmi ah uga furmay gogol nabadeed oo lagu heshiisinayo..

beelihii dhawaan dirirtu ku dhexmartay baliga kalshaale, labada beelood oo ka soo kala jeeda magaalooyinka Qorulugud iyo Buuhoodle.

Gogoshan oo ay dhigeen odayaasha deeganka Buuhoodle, waxayna udhigeen madax dhaqameedka kasoo jeeda dhinaca waqooyi, waftigaas oo ka koobnaa 40 xubnood ayaa waxaa kamid ahaa 13 Suldaan,Boqoro, Cuqaaal, Nabadono iyo culumaa u diin, waxayna dhamaantood ka yimaaden deegaanada ay kamid ka yihiin ceerigaabo,sheekh,boorame,saylac,galbeedka burco,iyo deegaano kale oo badan.

Wafdigan ayaa markii hore ku soo horeeyay dhinaca dhinaca Qorulugud, halkaasoo ay ku sugnaaye muddo shan casho ah oo ay ka wadeen arrimo nabad galyo iyo xabad joojin isugu jira.

hadaba maanta ayaa waxaa ay si rasmiya u soo gaadheen magaalada Maygaagle, halkaas oo gogol loo dhigay, waxaana halkaas ka furmay wada hadalkii, ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay Garaad C/laahi Garaad Soofe oo halkaas kasoo jeediyay khudbad kooban oo isugu jirta salaan iyo soo dhowayn.

Intaasi kadib waxaa ubaxay hadalka dhinaca kale, iyagoo uu uhadlay Suldaan Saleeban Cali Ismaaciil oo isagu kasoo jeeeda degmada Boorame, suldaanka ayaa halkaa kasoo jeediyay khudbad aad u dheer oo uu kaga hadlayo safarkoodii iyo ujeedada ay usocdeen ay ahayd in ay dhexgalaan dadka walaalaha ee dirirtu dhexmartay si ay uga dhaliyaan nabad.

Hadaladiisiina waxaa kamid ahaaa "(walaalayaal) waxaanu joognay mudo shan habeen ah magaalada qorulugud, waxaanu halkaa kula shirnay beesha qorulugud iyo coodanle, waxaanuna kala hadalnay ugu horayn nabad inay qaataan xabad joojina ay sameeyaan, taana way naga aqbaleen illaahay mahadii.hadaba walaalayaal waxaan idinkana idinka rabanaa inaad taa mid le eg aad qaadataan xabad joojina aad samaysaan marka aanu intaa idin ka helno baanu wixii kale ee hawl ah galaynaa)".

Kadib waxaa hadalkii ubaxay oo uu ku soo wareegay dhinaca reer Buuhoodle, iyagoo uu halkaasi uga hadlay Caaqil C/laahi Xasan Qanbi oo isagu sheegay "inay ka aqbileen isimada uuna sheegay inay diyaar u yihiin nabada awelana ayna cidi naga jeclayn",

Shirkan maanta waxaa wareegii koowad uu ku dhamaaday xabad joojin ay isla qaateen labada dhinac ismada dhexdhexaadinta iyo kuwa Buuhoodle, waxa la sugayaana ay tahay hawsha kale oo lagudo galo.

Image Image Image Image
Image Image
Image Image

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 17 guests