Page 1 of 1

Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful arrest

Posted: Sun Nov 28, 2010 1:00 pm
by Siciid85
Image

Guddomiyaha Wargeyska Waaheen Maxmuud Cabdi Xuuto Oo Xoriyadiisii Dib Loogu Soo Celiyey
Hargeisa(OWN)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta duhurkii abaaro 12:00 duhurnimo xoriyadiisii dib ugu soo celisay Gudoomiyihii Wargeska Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac(Xuuto), ka dib markii uu 24 saacadood si sharci daro ah ugu xidhnaa Xarunta dambi baadhista ee CID-da ee Magaalada Hargeysa.
Sii daynta Gudoomiyaha Wargeyska maalin laha ah ee Waaheen ka dib ayaa Waraysi kooban oo uu bixiyay wuxuu sheegay in aanu garanayn sababta rasmiga ah ee xorriyadiisa looga qaaday, waxaanu xusay in sifo ka baxsan sharciga loola dhaqmay iyadoo aan loo soo marin dariiqii sharciga ahaa, talaabadii lagu xidhaynta ay tahay wax gef ku af sharciga Saxaafada iyo Xorriyatal qawlkaba.
Talaabada shalay ay xukuumada Somaliland ku xidhay Suxifigan ayaa si wayn uga cadhaysiisay dhamaanba bahda saxaafada Somaliland, gaar ahaana bah-waynta saxaafada madaxbanaan, iyagoo si wayna u cambaareeyey xadhigan lagula kacay saxafigan.
Waa markii ugu horaysay ee ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo xabsiga u taxaabta Suxufigii ugu horeeyay tan iyo intii ay xilka Dowladnimo la wareegtay, iyadoo saraakiil ka tirsan Xukuumadu baryihii la soo dhaafay xad-gubyo gacan ka hadal iyo af-lagaado isugu jira kula kaceen Suxufiyiin dhowr ah.

Oodweynenews/HargeysaOffice

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Sun Nov 28, 2010 1:23 pm
by Mr_Alfaas
waa hada kuwii shalay laaha saxafada walama taabtaan war wuxu maamul kusheegan eyba u tashatay

Isma dhaanto iyo dhasheeda weeyi.

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Sun Nov 28, 2010 4:57 pm
by ChiefAaqil
This is the third or fourth time journalist have been arrested. Riyaale only arrested the Haatuf journalist.

Silaanyo broke Riyaale's of arrested journalist(2 journalist in 8 yrs) record in 4 months. :clap:

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Sun Nov 28, 2010 11:15 pm
by Dhaga Bacayl
waa hada kuwii shalay laaha saxafada walama taabtaan war wuxu maamul kusheegan eyba u tashatay

Isma dhaanto iyo dhasheeda weeyi.

Bal wa kaase ka sheekee. imikana sheikh siiraabaa laga hayaa! :lol:

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Mon Nov 29, 2010 11:33 am
by KyrieJama
Waheen writes a whole bunch of madness the newspaper can't be taken seriously sort of like the national inquirer. Waheen deserves to be arrested all they do is incite social unrest within Somaliland :up:

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Mon Nov 29, 2010 1:46 pm
by Mr_Alfaas
waa hada kuwii shalay laaha saxafada walama taabtaan war wuxu maamul kusheegan eyba u tashatay

Isma dhaanto iyo dhasheeda weeyi.

Bal wa kaase ka sheekee. imikana sheikh siiraabaa laga hayaa! :lol:
:lol: :lol:

waxan ka baqaya in ay xidhaan culumada kale ee SOMALILAND. :lol:

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Tue Nov 30, 2010 1:07 pm
by The_Emperior5
they should've never released this ldiot looking monkey , Waheen.com is owned by Cuqdad filled people and the owner is a political failure

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Wed Dec 01, 2010 1:04 pm
by Siciid85
waa hada kuwii shalay laaha saxafada walama taabtaan war wuxu maamul kusheegan eyba u tashatay

Isma dhaanto iyo dhasheeda weeyi.

Bal wa kaase ka sheekee. imikana sheikh siiraabaa laga hayaa! :lol:
:lol: :lol:

waxan ka baqaya in ay xidhaan culumada kale ee SOMALILAND. :lol:

:lol: That would be the last nail in the coffin. Kuma dhacaan.

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Wed Dec 01, 2010 10:28 pm
by Dhaga Bacayl
they should've never released this ldiot looking monkey , Waheen.com is owned by Cuqdad filled people and the owner is a political failure

Really?

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Thu Dec 02, 2010 2:20 am
by Goljano Lion
they should've never released this ldiot looking monkey , Waheen.com is owned by Cuqdad filled people and the owner is a political failure
:lol: :lol: :lol: Waa kusidee Suldan election mood 2015 baad ku jirtaa , ma waxaad ka baqaysaa in ina bixii la dooran waayo

Re: Government release Guddomiyaha Waaheen after unlawful ar

Posted: Thu Dec 02, 2010 9:14 am
by Cali_Gaab
they should've never released this ldiot looking monkey , Waheen.com is owned by Cuqdad filled people and the owner is a political failure
:lol: :lol: :lol:

Throw him in mandheera with the German guy. Sawiro ha ka qaado isaga oo qaawan.