Moderator: Moderators






Yeah why can't they share the land, dhulka ku filan oo ka badanThe qodaal at it again , These people need to learn siday beeerahooda wax uga so saari lahayen instead of clan skimirhs wars![]()




loolyou dont really believe what saylac.com writes kuwas xanuun ba ka buuxa, lughaya.com ka akhri warku sidu u dhacay habeen wa dhacday that is true , also its fals inay ciidanka Somaliland dreyskoodi xidhanayeen war source fiican leh so qaado next time sxb
Jabhada Reer Xareed Oo Weerar Gaadmo Ah Xalay Ku Dilay Hal Nin Midna Ku Dhaaw-acay, Xoolahoodiina Kaxaystay Deegaanka Kaxda Oo Ka Tirsan Deg.Baki ee G/AwdalPosted in December 12th, 2010 by lug in NewsBoorama-(Lug)-Wararka saaka shabakada wararka ee Lughayanews ka helayso deegaanka Kaxda ayaa waxa ay sheegayaan in Jabhada reer Xareed - Jibriil Abokor ay weerar gaadmo ah xalay ku dileen hal nin
mid kalena dhaawaceen xoolahoodiina kaxaysteen deegaanka Kaxda oo ka tirsan degmada Baki ee G/Awdal, ninkan la dilay iyo ninkani la dhaawacay ayaa ahaa inan iyo aabihii kuwaasi oo ka soo jeeda Beesha Reer Nuur.
Wararku ayaa waxay intaasi ku darayaan in jabhada reer Xareed ay soo qaadeen weerarkan gaadmada ah wakhti habeenimo ah oo aanan la iska filayn dagaal.
Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ciidamadii ay kala dhex dhigtay Xukuumada Somaliland jabhadaha reer Xareed iyo reer Maxamuud Nuur ay degan yihiin meesha, balse ilaa hada wax talaabo ah oo ay ka qaadeen arrintani aanay jirin.
Waxii warar ka soo kordha kala soco shabakada wararka ee Lughayanews.
watan warki oo dhan , this obviously revenge mar ay dileen gadabuursigu nin jibriel abokor ah also near ceelbaardale few months ago any how labbada ba wa inay joojiyan dagaalka. The reer xareed and reer nuur iyaga wax isku ah
warya ruralman sacadmuse ismaydan arkin wax haka sheegin , i know its liqaaayes fault isaga topican ku qoray sacadmuse , caydi gadabuursiga waan ka nastay eeh ha iso toosin

weey is dhaleen u knowits also funny laakin saylac com how they portray reeer xareed as cannibals that want to eat gadabuursi flesh![]()
also the boy did not die , nimanku been badana looolz
But wa inay nabada ka shaqeyan nabbad these people iyaga iska xiga because they live near eachother. waa ood wadaag this year 2010 wuxu aha sanadki all clans isdileen majeerteen iyo sacad ,, axmed garaad iyo salamadow,,, Reer xareed iyo reer nuur.

Correction:Cumar Maxamoud and Sacadits also funny laakin saylac com how they portray reeer xareed as cannibals that want to eat gadabuursi flesh![]()
also the boy did not die , nimanku been badana looolz
But wa inay nabada ka shaqeyan nabbad these people iyaga iska xiga because they live near eachother. waa ood wadaag this year 2010 wuxu aha sanadki all clans isdileen majeerteen iyo sacad ,, axmed garaad iyo salamadow,,, Reer xareed iyo reer nuur.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 12 guests