Page 2 of 8
Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:03 pm
by The_Emperior5
I believe haday dhulbahante dhulka leeyihin halo daayo , hadaanay lahayna inanay sheegen hada la wada dago na ina la cadeyo cad waxan maqlay oday dhulos aah aya yidhi dhulka wanu wada dagna., I mean murranku ba dhulku ka taagna marka you can't say dhulku is non-negotiable dibu u heshisintu ba dhulkey ka socotay marka qolona kuma andacoon karto Dhulka anaga leh. Gudiga gar qaadiida sadex nin bu ka koobna nin gadabuursi ah oo dir ah Nin Garxajis ah oo isaaq ah Nin harti ah oo darood ah. Marki hore ba labada qole way ku dhaarten inay go aanka aqbalayan gudiga dhex dhexaadinta.Ileen gar loma qaado dad an garta ba ku go ayn.
Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:05 pm
by malakumod
[
Did the dhulbahante side accept yet , waanu diidnay na may odhan wanu ogalanay na may odhan.
dhulbahante rejects this 110%, this go'aan is totally unacceptable as kalshaale is non negotiable. gar eexo iyo gudoon jilicsan midna lagu helimaayo.
Maxay go aan uga so saari wayeen Cuqaashina iyo odayadiina , ma maqalin garaadki Buhoodle ma hadlin Garaad cabdilahi garaad soofe.
Dhulbahante xildhibans and wasirs in SL have met with Sillanyo and garads are holding their tounges untill these meetings are over. .[/quote]
waa kab iyo xaarkeed, ama dameer iyo labadiisa dhagood dadkan aad ka hadleysaa

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:16 pm
by KyrieJama
Malakumod,
Garadaada waad diidsantahay, dhulbahante Somaliland jooga waad diiday inay arrinta inay galaan, Puntland ma ogoolid, So called hogaanka SSC is on a vacation in the U.S dee garta ya geeli marka inaad wax dhalisho mooyaan talo mesha kuma soo kordhisid.
Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:19 pm
by malakumod
I believe haday dhulbahante dhulka leeyihin halo daayo , hadaanay lahayna inanay sheegen hada la wada dago na ina la cadeyo cad waxan maqlay oday dhulos aah aya yidhi dhulka wanu wada dagna., I mean murranku ba dhulku ka taagna marka you can't say dhulku is non-negotiable dibu u heshisintu ba dhulkey ka socotay marka qolona kuma andacoon karto Dhulka anaga leh. Gudiga gar qaadiida sadex nin bu ka koobna nin gadabuursi ah oo dir ah Nin Garxajis ah oo isaaq ah Nin harti ah oo darood ah. Marki hore ba labada qole way ku dhaarten inay go aanka aqbalayan gudiga dhex dhexaadinta.Ileen gar loma qaado dad an garta ba ku go ayn.
ninyahow it is hard to make sense of your thinking since you are all over the place.
but let me make this clear again becuase i dont think you quite understood the issue.
dhulka beel baa iska leh illahay ka sokow. qofkii muslim ah ama soomaali ah dhulka wuu daaqi karaa uuna ka cabi karaa laakin cidna degaan iyo magaalo kama dhigin karto.
p.s nimanka garta qaaday waxay ahayn 23 nin oo ilaa labo iyo sedex gudabirsey ah mooyee inta kale isaaq tahay, sedex nin majerteeniya ka yimi iyo 9 nin oo wadado sheegtay oo meelaha laga soo ururiyeey.
Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:27 pm
by The_Emperior5
Dee wamaxay dhibaatadu markas haday ka cabaan oo barkad ka dhistaan whats the problem ma iyaga magaaleynaya magaaleyn looma ogala ba 3 barkadood ba la yidhi ka qotta qolada kale na 3 barkadood that seems fair meeshana wa mamnuuc ina la magaleeyo., mid a sadexaad wa runta rag fara badan ba garta ku jiray laakin garta ugu danbeya sadex nin ba laha sadexa aan ku sheegey
Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:31 pm
by GENERAL_SNM
If I was Dhulbahnate I would take this deal, now is no the right time to be playing cat and mouse with HJ.

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:32 pm
by malakumod
Malakumod,
Garadaada waad diidsantahay, dhulbahante Somaliland jooga waad diiday inay arrinta inay galaan, Puntland ma ogoolid, So called hogaanka SSC is on a vacation in the U.S dee garta ya geeli marka inaad wax dhalisho mooyaan talo mesha kuma soo kordhisid.
war anigu puntlandna ma ogali, somaliland ma ogali, hindi mamuulada qabiilooyinka u shaqeeyana ma ogali. im bigger than that sxb.
nin aan maamul nin kale leyahay oo qabil ku saleysan in aan hoostago ama gacanta hoos dhigto oo aan dhulka iyo dadka dilaa ka noqdo (like certain few) haga yaabin.
i belief in shaping my own destiny, protecting my land and my country. i belief in the power of dhulbahnate iyo belief in the power of odey yar xun oo qabil kula mid ah ka dhashay and you await his word. this is the difference between u and i.

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:33 pm
by Siciid85
Guddoomiyihii Ergada Dhex-dhexaadinta Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Qaabkii Ay U Mareen Go’aammadii Maygaagle.
Burco(HWN)-Guddoomiyaha Guddida Dhex-dhexaadinta iyo Garsoorka ee Beelaha Qurulug iyo Buuhoodle Suldaan Cismaan Suldaan Cali Maddar, ayaa markii ugu horreysay ka war bixiyey qoddobadii ay u bandhigeen Labbadii dhinac ee Dirirtu dhex-martay, waxaanu si cad u beeniyey Warar uu ku tilmaamay inay Bora-bogaando yihiin, isla markaana waxa uu sheegay in arrinta loo galay qaab shareecada Islaamka waafaqsan.
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar, waxa uu sidaa ku sheegay war uu xalay siiyey TV-ga UNIVERSAL, kaasoo uu kaga hadlay nuxurka qodobbada ay u gudbiyeen iyo inay hab shareecada Islaamka waafaqsan u galeen, isla markaana aanay jirin Beel ay u eexdeen Ergo ahaan ama ay dhinaca saareen oo ay xaggeeda u xagliyeen iyo mid ay dambi aanay lahayn ku mooseen toona.
Qoddobadii uu Suldaanku sheegay inay Beelahaa Dirirtu dhex martay u gudbiyeenna waxay kala ahaayeen sidan:-“1- In la kala Mag adag 10-ka Nin ee ay kala dileen labada dhinac oo qolada Qurulugud-na Toddoba laga dilay, qoloda Buuhoodlena Saddex laga dilay . 2 In Ragga dhaawcmay marka ay bogsadaan la kala xaqo. 3 In Ceelka dirirtu ka dhacday aan cidina lahayn. 4 In wixii Xoollo ah ee ay kala hayaaan isku celiyaan. 5 Arrinta shareecadanna lagu qanco. 6- In qoladii ay Saddex barkadood uga dhisnaayeen ay qolada kalenna saddex baraagood ka qotaan. 7 Inaan Dhulkaas wax dhisme ah laga dhisi karin, maadaama oo ay tahay dhul daaqsimeed.” Sidaa ayuu yidhi Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo faahfaahin ka bixiyey qodobbada Ergo ahaan ay ku dhexdhexaadiyeen Beelaha Qorulugud iyo Buuhoodle ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Kal-shaale ee labadaa deegaan dhexdooda.
Cabdiqani Cabdilaahi Axmed (Asporo)
Hadhwanaagnews/Hargaysa
Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:41 pm
by KyrieJama
Siciid85,
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Maddar wuu ku mahadsanyahay garta uu galay laakin xaqiiqada waxa weeyan wax uu kala saaray ma jirto oo waa ruun reer buuhoodle go'aanka ma ogola. Suldanka marku meesha ku wereeray bu yidhi is dilla ama is daaya bil dhan ba meesha ii jiifnay cirka isla taga

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:42 pm
by malakumod
Dee wamaxay dhibaatadu markas haday ka cabaan oo barkad ka dhistaan whats the problem ma iyaga magaaleynaya magaaleyn looma ogala ba 3 barkadood ba la yidhi ka qotta qolada kale na 3 barkadood that seems fair meeshana wa mamnuuc ina la magaleeyo., mid a sadexaad wa runta rag fara badan ba garta ku jiray laakin garta ugu danbeya sadex nin ba laha sadexa aan ku sheegey
bal qofkani wuxu ku hadlayo eeg. war garta ay nimankani naqeen iyo go'aanka ay soosareen mid caruurtuna ku taliso ma ah.
waxaan maqli jiray, hadii caqligaagu sidan yahay na ifkaad ku baday, hadii ay cadaaladadu sidan tahayna akhiro baad ku baday.
nimankani colaad bey ka taliyeen. there was three possible decisions that could have been made.
1. meesha HJ baa iska leh.
2.meesha dhulbahante baa iska leh.
3. meesha cidna ma leh ee iska wada daaq oo cidna waxba kama dhisi karto.
instead the have made a decision that they knew would cause a violence and that was non acceptable to reer buuhoodle.
Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:43 pm
by The_Emperior5
Siciid85,
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Maddar wuu ku mahadsanyahay garta uu galay laakin xaqiiqada waxa weeyan wax uu kala saaray ma jirto oo waa ruun reer buuhoodle go'aanka ma ogola. Suldan marku meesha ku wereray bu yidhi is dilla ama is daaya bil dhan ba meesha ii jiifnay cirka isla taga

The funny part is meygaagle is no mans land wa jungle a dhulbahante guy told me meeshu satelitka telefoonku xita ma gaadho

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:54 pm

War meesha sheekoyin badan baa ka maqlay garxajiska baa labadeena reer meesha isku haysta ruwaayad naga dhigtay shoow nimanka waa cadow

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:56 pm
by malakumod
Siciid85,
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Maddar wuu ku mahadsanyahay garta uu galay laakin xaqiiqada waxa weeyan wax uu kala saaray ma jirto oo waa ruun reer buuhoodle go'aanka ma ogola. Suldan marku meesha ku wereray bu yidhi is dilla ama is daaya bil dhan ba meesha ii jiifnay cirka isla taga

The funny part is meygaagle is no mans land wa jungle a dhulbahante guy told me meeshu satelitka telefoonku xita ma gaadho

ka waran hada junglekaa bey madaxdhaqmeedkii somaliland oo dhani hilib geel iyo qaad usoo doonatay ee.
this guys love freebies more than students

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 6:58 pm
by The_Emperior5
garad 13 i heard that to but i dont think that is true something like habarjeclo iyo dhulbahante ha isku madhan markana ha la yidha Siilaanyo adiga ka masuula something like Habarjeclow muuse wa kaaa
malakumawd dee soo odayshi buhoodle mey diidin iney buhoodle goglan oo ay ku so dhaweyeen cuqaasha iyo salaadinta Isaaqa iyo gadabuursiga iyo ciisaha. Marka waxa la fadhiisanay Jangalka

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg
Posted: Sun Dec 12, 2010 7:07 pm
by KyrieJama
Emperor,
Waxaan maqlay inuu nin habar younis oo kaftamayay uu yidhi dhulbahante waa nin walaan, habar jeclona waa ciyaal labaduba caqli ma hayaan. Carrurta ninka walaan wey shiidan oo nafta bay uu keenan ninka walana wuu dharta koonfurti billahi markaan ku qabto labo ba ku kala goonaya

laakin cilmaha yar shiid ka joojin maayo dabada bu uu qabanaya oo marku ninka walaan qabto caruurta yar wuu tuuma sida dameeraha

Marka ciyaalki habar jeclo laa tuumo bay ooyin baroor bilabaan oo ninka walaan bu ku yidhadha aabahee silanyo baan kuu sheegi doona