ciisuhu waa reer cawaan ah. maalintii uu dhintay Rooble-Afdeeb ayaa lagu yidhi waar ninkii rooble wuu dhintay markaasay ooyeen, markii la waydiiyey waxay la ooyayaan ayay yidhahden ciisihii adoonka badbaadyee kii akhiraa ba'ay. macnaha akhiru kaga daba tegay.![]()
lkn waa dad jira somali oo dhan ciise ayay u haystaan.




