The SSC Leader Xaglatosiye Arrested!!!
Posted: Sat Dec 25, 2010 5:49 pm
Hogaankii kooxda Somaliland diidka ah isla markaana Nabad iyo horumar diidka ah, ee ku dhuumaalaysta dhulka miyiga gobolladda togdheer iyo Sool. Xaglatoosiye ayaa si toosa loogu daray liiska Argagixisada Caalamiga ah, kadib markii uu is yidhi Ka dhoof magaalladda Nairobi ee dalka Kenya 16 bishan December, iyaddoo markaasi loo sheegay in aanu u dhoofi karin Dalka Maraykanka Iyo Siddoo kale qaaradda Yurub waxaana lagu yidhi looma ogolla dadka liiska argagixisada ku jira inuu u socdaallo America iyo Waddamada yurub toona.
Warkan Waxaa Qoray Warbaahintii aadka u taageeri jiray isla markaana buun buunin jiray Dhibaatadda uu ku hayey Shacabka Degga meelihii uu dagaalka iyo iska horkeenka ka waday, Kooxda uu ninkani hogaamiyo ee qaska iyo iska horkeenka Shacabka ka wadda Gobollada Bariga JSL ayay Weji gabax ku tahay Arintani, Siddoo kalena waxay Weji gabax ku tahay dadkii Qurbe-jooga ahee ee uu Lacagta kaga guran jiray caddiifada iyo Tola’a'yeeyda.Haddaba Warkan waxaa qoray Warbaahintii kooxdan taageeri jiray Waxaanad ka akhriyi kartaan Halkan Hoose.
http://taleex.net/2010/12/24/xaglatoosi ... aniban-uae
Cali kayse Kabadhe
calikaye@live.com
Netherlands