Page 4 of 4
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:39 am
by Goljano Lion
wuu bedeli karaa laaakiin ma xamli doona dacaayad reer gadiidku suuqa u soo gelin doonaan
rer gadiidku talow maxay u bixin doonaan
ma sifir langadhe halki ahmed langadhe ka ahaa magacisa
waar iminka Ahmed shacaabku ordaa ba la yidhi, lugtii waati london loogu so kabay
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:49 am
by Mr_Alfaas
wuu bedeli karaa laaakiin ma xamli doona dacaayad reer gadiidku suuqa u soo gelin doonaan
rer gadiidku talow maxay u bixin doonaan
ma sifir langadhe halki ahmed langadhe ka ahaa magacisa
waar iminka Ahmed shacaabku ordaa ba la yidhi, lugtii waati london loogu so kabay
liqaaye ayaa malaha bixiyey kharashki loogu soo rakibay
cali gaab na tikidhka ayuu bixiyey.

Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 2:53 am
by LiQaaye_TDH
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 1:37 pm
by Mr_Alfaas
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 4:07 pm
by KyrieJama
This news is fake it's like a bad april fools joke
Re: Maxamed Xaashi Cilmi sacked!
Posted: Sun Jan 02, 2011 4:37 pm
by *Nobleman*
Nah i doubt this is true.