Page 1 of 1

Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Thu Jan 13, 2011 7:20 pm
by kaliil
Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii Dul Heehaabaysa Magaalada Burco Cabsi badana Ku Abuurtay Dadka Magaalada

Burco-(OWN)-Caawa Abaara 10 Habeenimo ayaa magaalada Burco waxaa si lama Filaana Loo dareemay Guuxa Diyaarada aan haybteeda la garanaynin oo jog hoose ku duulaysa taas oo keentay in guuxa diyaaradaasi ka baxaya ay dibeda uga soo saartay dadkii guryaha Ku jiray.

Diyaaradani ayaan iyadu meelna u dhaafaynin daafaha magaalada iyadoo isla waqti yar ka diba dib ugu soo labanaysa gudaha iyadoo halkaasi ka sii wada guuxa iyo jooga hoose ee ay ku duulayso taas oo mararka qaarkeed shidaysa guluubo bixinaya iftiimo isugu Jira Casaan iyo Buluug

Dadka magaalada ayaa tan iyo waqtigii Guuxa diyaaradu soo baxay si weyn u hadal hayay taas oo qof waliba dareenkiisa ku cabirayay waxa ay la tahay diyaaradani iyo sababta ay ugu waragayso magaalada Burco.

Geesta kale mar aan isku daynay inan wax ka ogaano diyaradani ayaan u kicitinay dhanka madaarka magaalada Burco oo isagu xidhnaa taas oo askartu noo sheegtay inan cidi jooginax adeega oo xiligani ka socdaana aanu jirin balse masuulka ugu sareeya Air Portka Burco oo aan talafoonkiisa gacanta garaacnay ayaan talafoonkiisa qabanin.

Madaarka Diyaardaha ee Magaalada Burco oo isaga ay dhawaan dib u furtay Xukuumada Cusubi ayaanay habayaraatee wax diyaarad ahi ka soo degin iyadoo xiligani madaarka ay ka socoto Hawl Qodis ah oo aan la garanaynin waxa laga Baadhayo taas oo Masuuliyiinta wasaarada warfaafintu ay ka gaabsadeen inay wax faahfaahin ah ka bixiyaan,waxaanay dadka magaaladu isla dhexmarayaan in laga badhayo in hub ku aasanyahay madaarka madaamo oo madaarku uu ka mid ahaa Saldhigyadii ay ugu Xooga badnaayeen ciidamada Kaligii taliyihii Siyaad Barre.

Ugu Danabyntii Diyaaradani ayaa ka mid noqonaysa Diyaaradaha sida aan gabashada lahayn ugu soo xad guba hawada Somaliland kuwaasi oo aan wax ogolaansho ah ka haysanin wasaarada Duulista iyo Hawada oo ay shaqadeeda tahay Arintani waxaanay arintani ku soo beegmaysaa xili dhawaan ay madaarka magaalada Hargaysa Soo Fadhiisatay Diyaarad Saanad Milatari u siday Maamul Goboleedka Buntland.

Maxamed Cawed Maxamed

Oodweyne News/Burco Office

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Thu Jan 13, 2011 7:27 pm
by Keyse_0208
maxay sugayaan, may qoryo ku ridaan oy soo ridaan ??

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Thu Jan 13, 2011 7:29 pm
by The_Emperior5
amay wefti gaalo ah yihin oo airportka burco baadhayaan oo ay wayeeen

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Thu Jan 13, 2011 7:31 pm
by Keyse_0208
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Thu Jan 13, 2011 7:48 pm
by The_Emperior5
ka waran if reer burco gun down that plane,, tomorrow next morning you will hear on ccn bbc aljazeera Break away state of Somaliland gunned down a slovenian plane carrying slovenian officials visiting the break away republic several dead and heavy casualties. :lol: :lol: :lol:

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Thu Jan 13, 2011 8:10 pm
by Cali_Gaab
Maybe it's the bintiland airforce looking for their clothing and nigis taken at cigaal airport.

'aboow, tani hargeysa miyaa, inoo sheeg waa ku tuugaa'.

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Thu Jan 13, 2011 9:13 pm
by ToughGong
The_Emperior5 wrote:amay wefti gaalo ah yihin oo airportka burco baadhayaan oo ay wayeeen
Maybe it's the bintiland airforce looking for their clothing and nigis taken at cigaal airport.

'aboow, tani hargeysa miyaa, inoo sheeg waa ku tuugaa'.
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Fri Jan 14, 2011 12:56 am
by new-york24
The_Emperior5 wrote:amay wefti gaalo ah yihin oo airportka burco baadhayaan oo ay wayeeen
:lol: :lol: :lol:

OO gaalada miyaad sugeysay :lol:

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Fri Jan 14, 2011 11:51 am
by udun
new-york24 wrote:
The_Emperior5 wrote:amay wefti gaalo ah yihin oo airportka burco baadhayaan oo ay wayeeen
:lol: :lol: :lol:

OO gaalada miyaad sugeysay :lol:

:lol: :lol:

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Fri Jan 14, 2011 12:02 pm
by PrinceOfDarwiishLand
new-york24 wrote:
The_Emperior5 wrote:amay wefti gaalo ah yihin oo airportka burco baadhayaan oo ay wayeeen
:lol: :lol: :lol:

OO gaalada miyaad sugeysay :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Diyaarad Joog Hoose Ku Duulaysa oo Tan Iyo Caawa Fiidkii

Posted: Fri Jan 14, 2011 2:01 pm
by new-york24
udun wrote:
new-york24 wrote:
The_Emperior5 wrote:amay wefti gaalo ah yihin oo airportka burco baadhayaan oo ay wayeeen
:lol: :lol: :lol:

OO gaalada miyaad sugeysay :lol:

:lol: :lol:
Idoorka waa niman waalan,gaal hadeey maqlaan dhagtaa u wada taagan :lol: