Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Whats boqor buurmadows beef with Mudane Selebaan gaal

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Whats boqor buurmadows beef with Mudane Selebaan gaal

Postby The_Emperior5 » Sat Jan 15, 2011 5:02 pm

Boqor Buurmadow Oo Ku Edeeyey Guddoomiyaha Guurtida Distoor Jabin, Kuna Baaqay In Xisaanada Laga Xayuubiyo

“Waxaan Idinka Codsanayaa In Aad Qaranka Ka Qabataan Muddanahan, Lagana Qaado Xisaanadda, Lana Hor Keeno Sharciga Isaga Oo Halis Ku Ah Jiritaanka Wadanka, Waxaan Cadayn-Doonaa Dambiyadda Uu Ka Galay Qaranka” Boqor Cismaan Buurmadow

Hargeysa, January 14, 2011 (Haatuf) - Boqor Cismaan Aw Maxmuud Buurmadow ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan inuu ku kacay falal lid ku ah Distoor qaranka iyo shuruucda dalka u taala.

Boqor Cismaan Buurmadow waxa uu ugu baaqay Maxkamada sare, Xeer-Ilaalinta guud iyo golaha guurtidaba inay maamuuska xilka laga xayuubiyo guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal), oo uu ku eedeeyey inuu ku kacay falal ka dhan ah nabadgalyada qaranka Somaliland, isla markaana uu tilmaamay in uu gaf iyo meel ka dhac ku sameeyey waajibaadka distoorka qaranku u jideeyey xilkaasi, taas oo uu sheegay inuu jabiyey qodobada distuurku u dajiyey shuruudaha xubnaha golaha guurtida lagu soo dooranayo, isaga oo intaa ku daray in beeshoodu kalsoonidii ay kala noqotay gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, oo uu sheegay markii uu geeriyooday guddoomiyihii hore Marxuun Sh. Ibraahin Sh. Yuusuf Sh. Madar in beel ahaan loogu maamuusay kursigaasi, isla markaana uu doorwayn ku lahaa xulistiisii, taas oo uu sheegay in kursigaasi ay uga tanaasuleen Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe) iyo Muxumed Aw Axmed Xaaji Aadan oo iyagu ahaa musharaxiintii u tartamaysay jagadaas uu baneeyey Alle ha u naxariistee Sh. Ibraahin Sh. Yuusuf Sh. Madar.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, waxa uu sidaas ku sheegay qoraal dacwad ah oo uu u gudbiyey maxkamada sare, xeer ilaalinta guud ee qaranka, guddoomiyayaasha gudi hoosaadyada golaha guurtida iyo wakiilada iyo isla markaana ogaysiin ku siiyey guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, kaas oo nuqul ka mid ah uu wargeyska Haatuf helay, waxaanu u dhignaa qoraalkaa dacwada ah ee uu u gudbiyey sidan:-

“Ku: Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL

Ku: Xeer-ilaaliyaha Guud ee JSL

Ku: Gudoomiyaha Gudiga Joogtada ah ee Golaha Gurtida.

Ku: Gudoomiyaha Gudiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Guurtida

Ku: Gudoomiyaha Arimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada.

Og: Saleebaan Maxamuud Aden (Gaal).

1/13/2011

Mudanayaal,

Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qoraalka ka dib markii uu geeriyooday Alle Ha u naxariistee Sh. Ibraahim Sh.Yusuf Sh. Madar, qoraalkaa aan ku saxeexanahay ee taariikhdiisu ahayd 25/08/2004 , kaas oo aan ku soo xulay Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal) oo aan u arkayay in beel ahaan naloo siiyo xilkaa maadaama aanaan ka muuqan madaxda sare ee Qaranka, kaas oo aan qoraal u soo qoray anagoo tixraacayna qodobka dastuurka ee 130-aad faraqadiisa 3-aad waxaa kale oo aan si mugleh uga howl galay inuu noqdo Gudoomiyaha Guurtida, kaas oo aan ka hawlgalay 72 xubnood inay doortaan.

Waxaa kale oo iyana si fiican nooga tanaasulay labadii musharax ee Cabdi Waraabe iyo Muxamed Aw Axmed oo aan mahad gaara iyo abaal u hayo.

Waqti yar ka dib waxaan ogaaday inaan kursiga Alle Ha u naxariistee Sh. Ibraahim ka geeriyooday aan shaydaan ku fadhiisinay , anigoo in badan isku dayay inaan waaniyo oo aan waayeelnimadii iyo xaqiiqda ku soo celiyo, laakiin waanadaa waxba Alle kagama duwin.

Haddaba markaan arkay xilkasnimo darada xad dhaafka ah iyo qaybqaybinta qaranka iyo beelaha S/land, Markaan arkay inuu caadaystey nabad galyo darada joogtada ah ee uu caadaystay, markaan arkay Qiimaha Golahan uu u leeyahay Dawladda iyo dadkaba ayna dambi iyo qiyaamo qaran tahay in la dhinac maro sharciga iyo dastuurka dalka taas uu ku kacayo, Muddane Anigu gacantayada aan ku soo xulay.

Markaan arkay qiimo jebinta Golaha, xadgudubka, anshax daradda, gardarada qaawan ah ee mudanuhu ku hayo wadanka iyo sida ugu gefay xilka uu hayo.

Markaan tixgeliyey qodobada dastuurka ee 130-aad Farqadiisa 3aad oo lala akhriyo qodobka 68-aad lala sii akhriyo 59-aad lala sii akhriyo 50-aad farqadiisa 3-aad, kaas oo cadaynaya haddii uu jebiyo Mudanuhu shuruudihii lagu soo doortay ama gudan waayo xilkiisa, qodobadda kor ku qoran waxay xaq u siinayaan Madaxdhaqameedkii soo doortay Muddanaha inay Bedesho.

Haddaba, anigoo tixgelinaya Qaranimadda Jamhuuriyadda Somaliland oo ku abtirsata Dhaqanka iyo nabadda waxaan isla maanta kala noqonay magacaabistii aan soo magacownay Saleebaan Maxamuud Aden Gudoomiyaha Guurtida sida ku cad qodobadda Dastuurka ee aan soo sheegay.

Waxaan cadayn-doonaa dambiyadda uu ka galay Qaranka Somaliland iyo Beeshiisaba, taas oo uga jeedo fidmo iyo nabadgelyadda oo faraha ka baxda.

Cadaymaha dembiyadda uu galay Muddanahu aan u soo bandhigi doono Maxkamadda Sarre ee Qaranka Somaliland iyo dhamaan gudoomiyayaasha Guddiyadda Golaha Guurtida ee warqaddani ku socoto.

Waxaan idinka codsanayaa in aad Qaranka Somaliland ka qabataan Muddanahan iyadoo lagana qaadayo Xisaanadda lana hor keeno sharciga iyo Caddaaladda Qaranka oo uu Halis ku yahay jiritaanka wadanka oo uu rabo in uu nabadgelyo darro iyo fawdo ay noqoto Qaranimaddu iyo madaxda Dawlada iyo Kuwa Dhaqanka.

Markaan darsay casaabadaha uu samaystay ee uu ku weerarayo madaxda dhaqanka iyo kuwa qaranka Markaana xuso kala jabinta beesha Habar Jeclo oo uu u qaybiyey Muuse iyo Maxamed ha noqoto xildhibaano Ganacsato iyo Siyaasiyiin ba oo dhamaantood hoos ku xusan sida:-

1- Dhacdadii Nabadgelyo daradii ka dhacday Ceel-bardaale oo uu Kow ka ahaa Khilaafkii hore isla markaana kala fara bixin.

2- Dhacdadii nabadeed ee lagu galay Kalshaale in ay weli faraha kula jiro Muddanahu isagoo raba inaan nabadi ka dhicin halkaa, isla markaana uu Madaxweynaha la qaatay in la aaso Berkadaha Collaada ka abuuray Kalshaale welina uu abaabulayo Colaad iyo isku dhac Beelo oo hor leh, waxaanu baneeyey Jiidihii xasaasiga ahaa ee ay fadhiyeen.

Waxaan rajaynayaa inaad tixigelin doontaan qoraalka is fasiraya Fulina doontaan sharciga Wadanka anigoo ku saleeyey Dhacdooyinka iyo dambiyadda aan ku soo oogey Muddanaha Xaqiiq Markhaati leh oo la wada og yahay”.

Dhinaca kale Guddoomiyaha gudida joogtada golaha guurtida Md. Muxumed Aw Axmed Xaaji Aadan oo iyagu xiligan uu fasaxa goluhu ku jiro gole waynihii sii matala oo aanu xalay khadka tilifoonka mar aanu kula xidhiidhnay, warqadan dacwada ah ee boqor Cismaan u qoray maxkamada sare, in gudi ahaan ay soo gaadhay ayaa isagu noo sheegay in qoraalkaasi la soo gaadhsiiyey, balse cadeeyey in aanu guddoomiye ahaan ka hordhacaynin mawqifka ay ka qaadanayaan gudi ahaan, balse sheegay in gudida joogtadu uu horgayn doono, isaga oo arimahaas ka hadlayana waxa uu yidhi “Qoraalkaasi wuu i soo gaadhay, maxkamada sare ayaanu ku socodsiiyey, anagana ogaysiin buu nagu siiyey, balse ka hordhici maayo ka hadalka mawduucaasi, waxaanse horgayn doonaa gudida joogtada oo wada tashi ka yeelan doonta, go’aanka kama danbaysta ahna gudida ayaa leh”.

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Whats boqor buurmadows beef with Mudane Selebaan gaal

Postby Ceelafweyn » Sat Jan 15, 2011 6:45 pm

Emperior,

I think the issue is about power and control within the HJ. Gudoomiye Saleeban Nuur acted as a traditional leaders and hand picked people whome he trusted to consider solving the issue of Kalshaale. This is the excat point that Boqor Cisman Buurmadow is upset about. But I wouldn't have gone that far with this as he did and brought it out in the open. But then nowdays it is difficult to differentiate politican and tribal tradition leaders.. it is true Saleeban stepout of his official position and selected those he thought would be an obdient to him leaving those who he is not happy with like Boqor cisman. This ofcourse can cause divisitions and this is what has altimatley happened.

Boqor Cisman has this annoying habit of coming out if he is not happy with any thing and starts fire.

Whatever, the outcome i think we will have wait and watch.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Whats boqor buurmadows beef with Mudane Selebaan gaal

Postby The_Emperior5 » Sat Jan 15, 2011 7:03 pm

Emperior,

I think the issue is about power and control within the HJ. Gudoomiye Saleeban Nuur acted as a traditional leaders and hand picked people whome he trusted to consider solving the issue of Kalshaale. This is the excat point that Boqor Cisman Buurmadow is upset about. But I wouldn't have gone that far with this as he did and brought it out in the open. But then nowdays it is difficult to differentiate politican and tribal tradition leaders.. it is true Saleeban stepout of his official position and selected those he thought would be an obdient to him leaving those who he is not happy with like Boqor cisman. This ofcourse can cause divisitions and this is what has altimatley happened.

Boqor Cisman has this annoying habit of coming out if he is not happy with any thing and starts fire.

Whatever, the outcome i think we will have wait and watch.

Welll ceelafweyn inader this concerns his clan the salamadows so i dont see the problem what selebaan gaal did wrong , i mean his clan fought another clan gudi bu u xil saaray why does this muse abokor care about this.

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Whats boqor buurmadows beef with Mudane Selebaan gaal

Postby Ceelafweyn » Sat Jan 15, 2011 7:43 pm

Emperior,

You are right it is a problem which involves Solomadow and another sublacn of dhulbhante, but this had potential impact on the environ and surrounding people and somaliland at large. So what Boqor cisman is saying is that he has been inactivated and left out on many of consultations. Remember this dude is egotistic and wanted to be involved in any habr jeclo issue.

But i agree he should not have made it a public as its soleyl an internal qualms which can easily be solved and no need to make a national issue.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Whats boqor buurmadows beef with Mudane Selebaan gaal

Postby LiQaaye_TDH » Sun Jan 16, 2011 3:34 am

Ceelafweyn stop defending This Handicap BoqorBuur madow, his got no business in what happens in Kal-shale, Saleeban gaal is directly invloved as emperior mentioned because of Barre Cabdiile, but Where does Buurmadow come into the Picture? The man has got nothing to do with Habar jeclo, his not the king for HJ and not the king for the Muse Abokor, why is there some Biciide still supporting this clown?

we know what his done to Habar jeclo, The Biciide Suldaan of Garadag died of Hearth attack because of what this clown Buurmadow did at the meeting, I hope the Goverment sends this guy to Mandeera where he belongs....


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 19 guests