Moderator: Moderators
ina aadan wrote:Wooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni
ina aadan wrote:War naga daa niyo geelinu haradigeed muuna iman waligiise.
Sxb si fiican ba u garanayaa waayo wa dhulkaan u dhashay, berigii xabashidu magaloyinka naga qixisay ee somaliyana xadka laga xidhay waa dhulkaaan ku baxsanay.
Adigu ma safar baad ku martay mise waa u dhawaatay.
The_Emperior5 wrote:ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal
Timo_Case wrote:The_Emperior5 wrote:ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal
who the heck are those people?
The_Emperior5 wrote:ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal
ina aadan wrote:Wooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni
The_Emperior5 wrote:ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maadoobe mise waxad tahay reer doolal
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests