Page 1 of 1

Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 4:13 pm
by HooBariiska
Salaan Sare tolkaygoow, ka soo go'day laabtayda

maxaa meesha lagu hayaaa, yaa geela la jooga caawa??

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 5:12 pm
by ina aadan
Wooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni :D

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:03 pm
by HooBariiska
Wooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni :D
:lol: :lol: DO u knw geelaygu Haro Digeed wuu gaadhi jiray, ilaa Nustariiiq

Inaa Aadanoow Dhulka maxaad ka taqaan? :mrgreen:

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:12 pm
by ina aadan
War naga daa niyo geelinu haradigeed muuna iman waligiise.

Sxb si fiican ba u garanayaa waayo wa dhulkaan u dhashay, berigii xabashidu magaloyinka naga qixisay ee somaliyana xadka laga xidhay waa dhulkaaan ku baxsanay.

Adigu ma safar baad ku martay mise waa u dhawaatay.

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:29 pm
by HooBariiska
War naga daa niyo geelinu haradigeed muuna iman waligiise.

Sxb si fiican ba u garanayaa waayo wa dhulkaan u dhashay, berigii xabashidu magaloyinka naga qixisay ee somaliyana xadka laga xidhay waa dhulkaaan ku baxsanay.

Adigu ma safar baad ku martay mise waa u dhawaatay.

mayee dhulka waanu dagnaaa sxb, weliba jilaalalka galbeed ayaanu u dhaafnaa

i knw cidaad tahaye, bal adigaan rabaa inaan kaa maqlee bal ii sheeg :mrgreen:

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:41 pm
by The_Emperior5
ina aadaan horta wa reer haaruun somaha

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:47 pm
by ina aadan
Timacasow

Haradigeed,haraxagarey,haradaoolo,awaare, daroor, moholin, gashaamo, ilaa iyo buhoodle
wa dhulka somalidu ugu jeceshahay waan dhul wali hodana.

Em5
Haa

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:07 pm
by The_Emperior5
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maadoobe mise waxad tahay reer doolal

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:09 pm
by HooBariiska
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal

who the heck are those people?

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:09 pm
by Siciid85
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal

who the heck are those people?

:lol: :lol:

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:12 pm
by ina aadan
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal
:)

Niyow jinbaad tahay ileen.
Sxb Doolal jiciir

Ninkii cidagale muxuu jidhi" makhtal oo jiciro galay iga dhimay". :D

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:14 pm
by ina aadan
Timacase

Waxad na ledahay gelayagu haradigeed bu daqaa rerhanna garanmaayo, wax caqligala ma aha Niyow.

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:15 pm
by The_Emperior5
ina aadaan waan gartay dee soo Suldaan iidoora ma ihey dadka waan kala aqaana :D

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:24 pm
by ToughGong
Wooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni :D
:lol: :lol: :lol:

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Mon Jan 24, 2011 5:42 am
by samadoon-waaxid
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maadoobe mise waxad tahay reer doolal
:lol: :lol: :lol: :lol: