Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby Goljano Lion » Thu Jan 27, 2011 8:01 pm

Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ayaa Xukuumadda ugu Baaqay in Xoriyadiisa loo soo Celiyo Tifaftiraha Waaheen Iyo Xaaladiisa Caafimaad ee Xilligan

Hargaysa (Waaheen):-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland ayaa ugu baaqay Xukuumada in ay xoriyadiisa u soo celis Tifaftiraha Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ka dib markii maanta uu dalka dib ugu soo laabtay, isagoo in Mudo ah safar Caafimaad ugu maqnaa dalka Djibouti.

Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxa ku soo dhaweeyey Garoonka diyaaraha ee Magaalada Hargaysa, Salaadiin, Xildhibaano, Wasiiro iyo Dadweyne tiro badan, waxaana uu Warbaahinta kula hadlay Qolka nasashada ee Madaarka, halkaasoo uu kaga waramay Xaaladiisa caafimaad iyo Arrimo kale oo la Xidhiidha Xadhiga Tafatiraha Wargayska Waaheen iyo Xadhiga Boqor Raabi, hase yeeshee ugu horeyn Suldaanku isagoo ka waramaya Xaaladiisa caafimaad wxa uu yidhi “Illaahay mahadii aad u fiicanahay waanan Caafimad qabbaa, waxaan u mahad-naqayaa Dadkii Caafimadkayga ka shaqeeyey hadii ay Shacab iyo Xukuumad labada-ba aad ayaan ugu mahad celinayaa.

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa la weydiiyey dhacdooyinkii dalka ka dhacday intii uu ku maqnaa Safarka Caafimaad, iyadoo si gaara loo Su’aalay Xadhiga Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi iyo Xadhiga Tafatiraha wargeyska Waaheen
Image
Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuutto), ayaa Suldaanku waxa uu yidhi “Xadhiga Boqor Raabi waan ka hadlay wax dambenna kaga noqon maayo. Arrinta Saxaafada runtii waxa habboon in Warbaahintu ay Madax banaanaato, laakiin Ninka Suxufiga ah waxa ka reeban inuu Caytamo ama Dacaayado aan jirin inuu fidiyo. Ninkan suxufiga ah ee la Xidhay-na Xukuumadda waxaan ka codsanayaa inay Xoriyadiisa u soo celiso, qofkuna sidaa Xumaanta isku soo jiidi kara ama Wanaag kasban kara, sidaa daraadeed waa in ay Xukuumaddu Suxufigaa iska soo deyso, maadaama oo aynu haysano Dhabihii Dimuquraadiyada.” Ayuu yidhi Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Waxaanu istaas ku daray oo uu yidhi “Dadweynaha reer Somaliland iyo Dadweynaha soomaaliyeed ee Qurbaha jooga waxaan salaamayaa waxaan leeyahay Caafimaad ayaan idinku Ducaynayaa sidii aad idinkuba iigu soo Ducayseen. Saxaafada waxaan leeyahay qaata wixii aad Dhaliil leedihiin, wixii idinku gefana anaga ayaa ka hadlayna, waxaynu dhisaynaa Qaran, waxaana kow ka ah Warbaahinta oo qofkasta oo dalka Maal-gashanaya hadii ay Warbaahintu qortay dalka Nabbadi kama jirto, qofkaasi wuu baqanayaa, waxaanan Warbaahinta kula tallin lahaa in waxyaabaha dadka inaga fogaynaya laga dhawrsoonaado ayaan idin kula talin lahaa, waxaana loo baahan yahay in Saxaafaddu ay qaladka iska qabato oo aanay mar walba isku hiilin, Warbaahinta iyo Salaadiintu Ummadda waa u dhex.” Ayuu yidhi Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby Keyse_0208 » Thu Jan 27, 2011 8:05 pm

goljano this guy is the top soomaaha, the supreme suldan guud of all the suldaans.?

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby The_Emperior5 » Thu Jan 27, 2011 8:07 pm

axmed xuseyn ciise na wanu xiidhayna , carke ninka hadla ama suldaan hadla :mrgreen:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby Goljano Lion » Thu Jan 27, 2011 8:10 pm

goljano this guy is the top soomaaha, the supreme suldan guud of all the suldaans.?
honestly, i don't know , Bal kan yar ee Emprore ee mafrashyada Holland odayada shaah u kariya aynu weydiinu

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby The_Emperior5 » Thu Jan 27, 2011 8:12 pm

goljano this guy is the top soomaaha, the supreme suldan guud of all the suldaans.?
honestly, i don't know , Bal kan yar ee Emprore ee mafrashyada Holland odayada shaah u kariya aynu weydiinu
goljano suldaan Emperor maxaad ku caydey suldaan Emperor walaalken goljano erey xun ma odhan eh :mrgreen:

User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby RuralMan08 » Thu Jan 27, 2011 8:12 pm

Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxa ku soo dhaweeyey Garoonka diyaaraha ee Magaalada Hargaysa, Salaadiin, Xildhibaano, Wasiiro iyo Dadweyne tiro badan, waxaana uu Warbaahinta kula hadlay Qolka nasashada ee Madaarka, halkaasoo uu kaga waramay Xaaladiisa caafimaad iyo Arrimo kale oo la Xidhiidha Xadhiga Tafatiraha Wargayska Waaheen iyo Xadhiga Boqor Raabi, hase yeeshee ugu horeyn Suldaanku isagoo ka waramaya Xaaladiisa caafimaad wxa uu yidhi “Illaahay mahadii aad u fiicanahay waanan Caafimad qabbaa, waxaan u mahad-naqayaa Dadkii Caafimadkayga ka shaqeeyey hadii ay Shacab iyo Xukuumad labada-ba aad ayaan ugu mahad celinayaa.
Who appointed him with this prestigious title?
Last edited by RuralMan08 on Thu Jan 27, 2011 8:13 pm, edited 1 time in total.

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby Goljano Lion » Thu Jan 27, 2011 8:12 pm

axmed xuseyn ciise na wanu xiidhayna , carke ninka hadla ama suldaan hadla :mrgreen:
waalaa siilaanyo walaa kulmiyaa xidhi kara Doctor Xussain :lol:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby Goljano Lion » Thu Jan 27, 2011 8:15 pm

goljano this guy is the top soomaaha, the supreme suldan guud of all the suldaans.?
honestly, i don't know , Bal kan yar ee Emprore ee mafrashyada Holland odayada shaah u kariya aynu weydiinu
goljano suldaan Emperor maxaad ku caydey suldaan Emperor walaalken goljano erey xun ma odhan eh :mrgreen:
war kuma caayin ee waxaan u jeedaa since you chew with odayada reer Holland, you must be an expert on this suldaan iyo siduu ku noqday suldaanka guud ee beelaha somaliland oo dhan
Last edited by Goljano Lion on Thu Jan 27, 2011 8:19 pm, edited 1 time in total.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby The_Emperior5 » Thu Jan 27, 2011 8:17 pm

war u said shaah baan kariya halkeen shaah ka kariya and i dont chew man

only on mawlid nabi iyo marka gabadh reer samatar la bixinayo

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby The_Emperior5 » Thu Jan 27, 2011 8:17 pm

Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxa ku soo dhaweeyey Garoonka diyaaraha ee Magaalada Hargaysa, Salaadiin, Xildhibaano, Wasiiro iyo Dadweyne tiro badan, waxaana uu Warbaahinta kula hadlay Qolka nasashada ee Madaarka, halkaasoo uu kaga waramay Xaaladiisa caafimaad iyo Arrimo kale oo la Xidhiidha Xadhiga Tafatiraha Wargayska Waaheen iyo Xadhiga Boqor Raabi, hase yeeshee ugu horeyn Suldaanku isagoo ka waramaya Xaaladiisa caafimaad wxa uu yidhi “Illaahay mahadii aad u fiicanahay waanan Caafimad qabbaa, waxaan u mahad-naqayaa Dadkii Caafimadkayga ka shaqeeyey hadii ay Shacab iyo Xukuumad labada-ba aad ayaan ugu mahad celinayaa.
Who appointed him with this prestigious title?
Daahir rayaale :mrgreen:

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby Keyse_0208 » Thu Jan 27, 2011 8:23 pm

honestly, i don't know , Bal kan yar ee Emprore ee mafrashyada Holland odayada shaah u kariya aynu weydiinu
:lol: :lol: :lol:

User avatar
Elmi_Dheere
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
Location: Saylac

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby Elmi_Dheere » Fri Jan 28, 2011 6:34 am

.
Last edited by Elmi_Dheere on Fri Jan 28, 2011 7:17 am, edited 1 time in total.

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby djibsomali » Fri Jan 28, 2011 6:41 am

.
Last edited by djibsomali on Fri Jan 28, 2011 7:21 am, edited 2 times in total.

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby djibsomali » Fri Jan 28, 2011 6:43 am

.
Last edited by djibsomali on Fri Jan 28, 2011 7:19 am, edited 1 time in total.

User avatar
Elmi_Dheere
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
Location: Saylac

Re: Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

Postby Elmi_Dheere » Fri Jan 28, 2011 6:50 am

.....................
Last edited by Elmi_Dheere on Fri Jan 28, 2011 7:20 am, edited 1 time in total.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 16 guests