Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Suldaanka Beesha Warsangeli arrives in Burco

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Suldaanka Beesha Warsangeli arrives in Burco

Postby Siciid85 » Sat Feb 12, 2011 10:25 am

Suldaaka Guud ee Beesha Warsangali iyo Wafti uu hogaaminaayo oo soo gaadhay Burco
SATURDAY, 12 FEBRUARY 2011
Burco-(Togdheernews.com)-Wafti uu hogaaminaayo Suldaanka guud ee Beesha Warsangali, Suldaan Siciid

Cabdi Salaan ayaa manta soo gaadhay magaaladda Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, isaagoo ka soo kicitimay Bariga Sanaag oo ah Fadhiisinka Suldaanka.

Waxa Suldaanku sheegay in Safarkiisa la xidhiidho Marti qaad Rasmi oo uu ka helay Madaxweynaha Soomaaliland Axamed Maxamed Siilaanyo, isla markaana Safarkiisa ku eeg yahay ilaa magaaladda Hargaysa.

Suldaanka oo ka hadlay Xaaladda xiisadda Dagaalka ee ka taagan Kalshaale waxa uu yidhi meel kasta oo Soomaaliya oo Nabada Darro ka jirto waxaan ugu baaqayaa Nabad iyo in Colaadaha la joojiyo ma aha markii u horeysay, Suldaan Siciid Martiqaad ka helo Madaxda Sare ee Soomaaliland, Balse Wakhtigii Madax weyne Marxuum cigaal, ayuu ku yimi Booqasho rasmi Suldaanka, islamarkaana ,mashaariic kala duwan Dawladaii uga hirgashay degaankiisa,haseyeeshe waxa la sheegay in Suldaanku mudooyinkii u danbeeyey u badnaa dhinaca Maamulka Puntland.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaanka Beesha Warsangeli arrives in Burco

Postby The_Emperior5 » Sat Feb 12, 2011 10:32 am

Suldaan sicid suldaan cabdisalaan suldaan Maxamud cali shire :up:

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Suldaanka Beesha Warsangeli arrives in Burco

Postby KyrieJama » Sat Feb 12, 2011 10:40 am

Suldaaka Guud ee Beesha Warsangali iyo Wafti uu hogaaminaayo oo soo gaadhay Burco
SATURDAY, 12 FEBRUARY 2011
Burco-(Togdheernews.com)-Wafti uu hogaaminaayo Suldaanka guud ee Beesha Warsangali, Suldaan Siciid

Cabdi Salaan ayaa manta soo gaadhay magaaladda Burco, ee xarunta gobolka Togdheer, isaagoo ka soo kicitimay Bariga Sanaag oo ah Fadhiisinka Suldaanka.

Waxa Suldaanku sheegay in Safarkiisa la xidhiidho Marti qaad Rasmi oo uu ka helay Madaxweynaha Soomaaliland Axamed Maxamed Siilaanyo, isla markaana Safarkiisa ku eeg yahay ilaa magaaladda Hargaysa.

Suldaanka oo ka hadlay Xaaladda xiisadda Dagaalka ee ka taagan Kalshaale waxa uu yidhi meel kasta oo Soomaaliya oo Nabada Darro ka jirto waxaan ugu baaqayaa Nabad iyo in Colaadaha la joojiyo ma aha markii u horeysay, Suldaan Siciid Martiqaad ka helo Madaxda Sare ee Soomaaliland, Balse Wakhtigii Madax weyne Marxuum cigaal, ayuu ku yimi Booqasho rasmi Suldaanka, islamarkaana ,mashaariic kala duwan Dawladaii uga hirgashay degaankiisa,haseyeeshe waxa la sheegay in Suldaanku mudooyinkii u danbeeyey u badnaa dhinaca Maamulka Puntland.
:up: :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 13 guests