Moderator: Moderators

Which then implies , tan anaga lacagta la inoogu soo dhiibay afar kun oo doolar oo keliya ayuun bay inoo siday .Wasiiradii kale ee xukuumada ka socday ee qaaday lacagtii abaaraha loogu talagalay ayaa iyagu sidii loogu talagalay u gaadhsiiyay gobolada Togdheer iyo Sool,taasoo la sheegay inay gaadhaysay lacag dhan labaatan kun oo dollar gobolkiiba,islamrkaana gobolka Sanaag lahaa intaas oo kale



Gobol walba labataan kun baa loo soo shubay , gobol walba na wasiir ka mas'ul ah baa loogu dhiibay .Odayashan ceerigabo ka guuxaya waxa haya ma garanayo anigu




Sahan, Habar Jeclada ayaa lacag fiican loo gu qeybiyey. Habar Younistii ayaa 'pocket change' la siiyey. Siciid wuxu la cadhoonayo waa taa.
La soco sheekada.![]()
Siciid, the bitter marine biologist.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 8 guests