Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Punaniland Asking Gal-Mudug Help us a War Against Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Punaniland Asking Gal-Mudug Help us a War Against Somaliland

Postby LiQaaye_TDH » Sat Feb 19, 2011 3:40 am

Maamulka Galmudug ayaa xiligaan u muuqda in uu hoostagaayo maamulka Puntland kadib markii lagu qanciyey in dowlada midamanda qaran ee lagu dhisayao Magaalada Garoowe xarunta caasimada halkaa laga dhigaayo tix galin gaar ah laga siinaayo maamulka Galmudug si loo soo celiyo heshiiskii walaalaha Majerteen iyo Sacad oo maal mahii u danbeeyey mugdiga ku jiray

Dhawaan ayey aheyd xili la shaaciyey Heshiis dhimacayo badan taabanaayo oo yeesheen maamulada Galmudug iyo Puntland kaa oo dhigaayo in dhamaan dhanka dagaalada ka dhaco deeganadaasi siwada jir ah leyskala qeyb qaato taana waxay cadeen u tahay in maamulka Galmudug ka qeyb qateen dagaaladii Buuraleyda ee lala galay wadaadka Atam

Heshiisyadaan ayaa ku soo aadayo xili colaad xoogan ka dhex aloosantahay maamulada Soomaaliland iyo Putnlnad waxaana maal mahaan soo shaac baxaayey in ciidamo Galmudug ka tirsan ka qeyb qaadanayaan dagalo lala gali doono maamulka Soomaaliland

Maalmahaan ayaa waxaa Garoowe joogo masuliyiin uu hogaaminaayo Jen Cabdiqeyb diid kuwaa oo looga goleeyahya sidii xilka looga xayuubin lahaa Madaxweyne Caalim oo loo arko shaqsi ay ku weyntahay Soomaaliweyn

Madaxweyne Faroole oo isagu heesto dhaqalahii laga helay Buracad badeeyada ayaa wado dadaal uu ku doonaayo mar uun in la dhaho madaxweyne isagoona dhaqaalo sinayo siyaasiyiinta beelaha Haiyey qaarkood kuwaa oo ah kuwa dhuunta wax ka maqlo oo aan danta shacakooda ka fikirin

Punland ayaa xoog u taageersaneed xiligii uu madaxweynaha ka ahaa Col yuusuf kuwaa oo bixin jiray ciidamada iyo dhaqaalaha lagu xasuuqay sshacabka reer Muqdisho

Waxaase leys weydiinayaa Maalmulka Galmudug in uu heshiis la galo walaalahood Xiim iyo Xeeeb iyo Puntland kee baa muhiim u ah

Si kastaba ha ahtee waxaa laga dhoowrayaa waxa ka soo baxo heshiiyadaas lagu doonayao in carqalad lagu galiyo dowlada uu garwadeenka ka yahay Sheikh shariif Sheikh Axmed

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests