Page 1 of 1

Kuma Naco Galbeedoow! Appreciation Thread

Posted: Wed Mar 02, 2011 12:12 am
by HooBariiska
I respect Eastern :sland: laakin the :heart: is @ Galbeedka :sland:

Kuma gabo dantaydaay
Kuma galo waxyeelooy
Kuma gooyo wacadooy

Kuma taliyo godobtee
kuma geeyo colaadee

Gefow kuma ilaaboo
Wellee anigu goornaba
Kuma naco Galbeedow

Kuma gabo abaaloow
Kuma gaabsho deeqeey
Kuma oodo gacaneey

Kollan anigu geestiyo
Ama gudo ha joogtee

Garreey kaama eexdoo
Kolley anigu goornaba
Kuma nacoGalbeedow

Golihii Hargeysiyo
Guryasamo adoo yaal
Ama gala Daruuraha

Galabta uu gugii helay
Adoo guud ka daawadey

Waa wax lagu guryeeystaa
Kolley anigu goornaba
Kuma naco GAlbeedow

Re: Kuma Naco Galbeedoow! Appreciation Thread

Posted: Wed Mar 02, 2011 12:22 am
by ToughGong
^
Timo_Caseow post the actual song if you got it inadeer

Re: Kuma Naco Galbeedoow! Appreciation Thread

Posted: Wed Mar 02, 2011 1:14 am
by hargaysaay
TIMO SXB MAAHA GALBEEDOW WAA GOOBAADEEY

Re: Kuma Naco Galbeedoow! Appreciation Thread

Posted: Wed Mar 02, 2011 2:00 am
by ToughGong
My version :up: :sland:

Kuma gabo dantaydaay
Kuma galo waxyeelooy
Kuma gooyo wacadooy

Kuma taliyo godobtee
kuma geeyo colaadee

Gefow kuma ilaaboo
Wellee anigu goornaba
Kuma naco Hargeysay

Kuma gabo abaaloow
Kuma gaabsho deeqeey
Kuma oodo gacaneey

Kollan anigu geestiyo
Ama gudo ha joogtee

Garreey kaama eexdoo
Kolley anigu goornaba
Kuma naco Hargeysay

Goljanonii Hargeysiyo
Guryasamo adoo yaal
Ama gala Daruuraha

Galabta uu gugii helay
Adoo guud ka daawadey

Waa wax lagu guryeeystaa
Kolley anigu goornaba
Kuma naco Hargesay

Re: Kuma Naco Galbeedoow! Appreciation Thread

Posted: Wed Mar 02, 2011 6:31 am
by RuralMan08
You might aswell rename it as Gadabursi appreciation thread markaa. Forget the galbeed talk

Re: Kuma Naco Galbeedoow! Appreciation Thread

Posted: Wed Mar 02, 2011 4:18 pm
by HooBariiska
Hargeisaay its called kuma naco galbeedoow , waa heestii maxamad mooge sxb hore ma maqashay, ma haysa?

seemeyer inadeer ma hayo, your version is :up: :up: :up:

Re: Kuma Naco Galbeedoow! Appreciation Thread

Posted: Wed Mar 02, 2011 9:49 pm
by ToughGong
Hargeisaay its called kuma naco galbeedoow , waa heestii maxamad mooge sxb hore ma maqashay, ma haysa?

seemeyer inadeer ma hayo, your version is :up: :up: :up:
:up: no worries inadeer
hargeysay is right btw sxb waa Gobaadey not Galbedow

Re: Kuma Naco Galbeedoow! Appreciation Thread

Posted: Wed Mar 02, 2011 10:13 pm
by AsadSL
East Somaliland is where its real and at. Togdheer Sanaag Hawd :up:

Re: Kuma Naco Galbeedoow! Appreciation Thread

Posted: Wed Mar 02, 2011 10:40 pm
by ToughGong
Wareysi la wareystey Mohamed Mooge Liban 1981