Page 1 of 2

Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul hose

Posted: Wed Mar 02, 2011 5:21 am
by Bohol iyo karaman
Image
Image
Image
Ceerigaabo(Sanaagnews) Dugsigan cusub oo kq kooban 3 Class, 1 Office, 1 Store iyo Deyr weyn kuna yaalla magaalada Ceel-la-helay oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn, dhismihiisana ay iska kaashadeen Jamciyadda HILAL AHMAR Al-EMIRATY iyo Hay’adda Waddaniga ah ee SOMTRACT ayaa waxa si rasmi ah markii ugu horraysey dugsigaas xadhigga ka jaray Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre iyo Xil-dhibaan Askar (Golaha Wakiillada) oo isagu degaankan kasoo jeeda.
Xildhibaan-Askar ayaa isagoo in badan ka hadlay baahida dugsi waxbarasho ay u qabeen bulshada degaankan uu kasoo jeedo ku dhaqani wuxu si weyn ugu boorriyey in bulshada degaankaasi ku dedaalaan sidii carruurtoodu wax u baran lahaayewen oo uga faa’iidaysan lahaayeen fursaddan maanta ay haystaan, si ay ula tartami karaan degaannada kale ee dalka.

Iyo in looga baahan yahay wax wada qabsi dhinacyada horumarka arrimaha bulshada ah.

Qaar ka mid ah waayeelka degaankaas Ceel-la-helay oo iyaguna fagaarahaas ka hadlay ayaa kasokow mahadnaq weyn oo ay usoo jeediyeen booqashada badhasaabka Sanaag iyo xildhibaankoodu halkaas ku tageen waxay sidoo kale u mahadnaqeen hay’adahan iska kaashaday suurta gelinta dhismahan cusub ee dugsigaas, waxayna ballan qaadeen ilaalinta iyo joogtaynta dugsigan cusub ee loo dhisay.

Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre oo ugu danbayn hadal kooban halkaas ka yidhi ayaa wuxu halkaas uga mahad celiyey hay’adaha dugsigan iska kaashaday iyo cid kastoo gacan ka geysatey, danaynaysa, ama u heellan horumar kasta oo degaankooda ka hir gala, wuxuuna sidoo kale dadweynaha ku boorriyey ilaalinta iyo adkaynta nabadgelyada oo furaha kowaad u ah horumarka iyo wada noolaanshaha bulshada iyo weliba ilaalinta xaalufka iyo nabaad-guurka deegaanka, wuxuna badhasaabku bulshada ku boorriyey in ay gartaan dugsigan cusub ee loo dhisay in uu yahay mid ay wada leeyihiin loogana baahan yahay cid kastaba ilaalinta waxyaabaha danta guud iyo faa’iidooyinkooda oo maantaba ay ka mid tahay carrurrtii bannaanka iyo dabaysha fadhidey in ay heleen hoy ay wax ku bartaan.

Web Master Terra
Sanaag.Org

http://oodweynenews.com/news/54453-badh ... cusub.html

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 5:25 am
by XimanJaale
Masha''allah, good job beesha warsangali :up:

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 5:29 am
by Bohol iyo karaman
all beesha warsangeli can shaq my guska :lol:

Ceelahelay waa xero sacad yoonis, waa degaanka bohol

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 5:40 am
by XimanJaale
are you mad? :lol:

ceel-afweyn is a warsangali deegan waliba reer mahamoud.

iidoor are so langaab that they are now claiming warsangali region of sanaag. :|

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 5:42 am
by Siciid85
Bohol iyo Karaman don't mind this boon :lol: wa jahiil marexaan ah oo daadka kala aqoon.
Well done Hay’adda Waddaniga ah ee SOMTRACT. :up: Ceel'lahelay - Reer Barkad- Sacad Yoonis. :up: :sland:

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 5:42 am
by Barkhadd
:lol: :lol: :lol:

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 5:48 am
by Siciid85
I see one of the Sa'ad Yoonis MP's chosen from Sool in 2005 Parliamentary elections. Xildhibaan Cabdiqaadir Askar Xasan Cali. :up:

Image

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 6:07 am
by Cumar-Labasuul
siciid where's the nearest town to ceel lahelay?

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 6:11 am
by Siciid85
The nearest towns to Ceel la helay are in Sool - Sabawanaag & Bohol.

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 6:46 am
by Cumar-Labasuul
The nearest towns to Ceel la helay are in Sool - Sabawanaag & Bohol.
:up:

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 7:14 am
by SSSM
loool i thought Ceel'lahelay is a deegan for Cabdalleh Sacad of Sacad muse in Awdal area near the cost line i guess.

but i guess there is more than one Ceel'lahelay in somaliland even in somalia there is one tullo called Ceel'lahelay in Galguduud and another one in Bay :lol:

so who found the Ceel first? it remains a mistry :D

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 7:48 am
by RuralMan08
loool i thought Ceel'lahelay is a deegan for Cabdalleh Sacad of Sacad muse in Awdal area near the cost line i guess.
There is no Sacad Muse who lives in Awdal, except as migrant workers. You must be talking about Ceel Sheekh, that is not in Awdal, its part of gabiley province.

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 7:49 am
by waayeel101
The nearest towns to Ceel la helay are in Sool - Sabawanaag & Bohol.
cajiib waxa jira labo tuulo oo awdal ku yaal iskuna dhow waxa lakala yidha Sabowanaag iyo Ceelahelay.

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 7:51 am
by waayeel101
loool i thought Ceel'lahelay is a deegan for Cabdalleh Sacad of Sacad muse in Awdal area near the cost line i guess.

but i guess there is more than one Ceel'lahelay in somaliland even in somalia there is one tullo called Ceel'lahelay in Galguduud and another one in Bay :lol:

so who found the Ceel first? it remains a mistry :D
ma qarraabta? :lol:

Re: Tuulada Ceel'lahelay ee G. Sanaag oo laga furay iskuul h

Posted: Wed Mar 02, 2011 8:11 am
by Siciid85
The nearest towns to Ceel la helay are in Sool - Sabawanaag & Bohol.
cajiib waxa jira labo tuulo oo awdal ku yaal iskuna dhow waxa lakala yidha Sabowanaag iyo Ceelahelay.

lol is it? i knew there was a Sabowanaag along the coastlines i didn't know about a ceelahelay in the coast of awdal though.