Postby SahanGalbeed » Wed Mar 09, 2011 2:14 pm
New thinking-gu wuxu ila haboona aniga in dulqaadashadan had iyo jeer loo dul qaadanayo reerkan aynu iska reebno. Waxa ka dhaadhacsanayd intu Riyaale maddaxweynaha aha , " Riyaale waxa maddaxweyne looga dhigay , Isaaqu kala haya , blahblahblah"
Horta wax u Riyaale kala hayay baanan jirin . Ta labaad na waxa weeye , Silanyo waxa u ku qabsaday kursiga "doorasho" . Marka cuqdad iyo calool xumo wax loo joojin karayo ma'aha , mar haddaad horumar aad u socoto. Dadkan "rhetoric"-googa oo dhan baa meel qabileed oon aan is qabanayn . Mar ay yidhahdaan Habar Awal waxba is maynaan geesan , mar ay yidhahdaan Arab wax ina ma'kala gaadhin , mar dhidhi, mar dhadha , waad ku waalanaysa .
Waxba inoo soo kordhin maayan kuwani , waxaynu iskugu daalinayno baan garan la'yahay anigu .
Dhulbahantihi Somaliland ina la degaya na ha ina la joogo oo kaasi marna ba halkan inoogu soo gali maayo e waxan kale e jahwareersan hadalkooda inaga daaya .