Goljano....sootay lahaayeen airportki lascanood ayay qabsadeen oo xabadu magaalada dhexdeeda ayey ka socota....
beentoda ayaan wale ka yaaabaa
i remember dagaalki 2007ki ay Jamhuuriyada Somaliland la wareegtey lascanod ayu jidbale so qorey cidamada plnad oo dhaafay caynaba berina isdul istaagaya Burco.....
