Page 1 of 2
Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 3:16 am
by LiQaaye_TDH
More of this Arrives
Waxaa beryahan oo dhan ka soo degaayay dekeda Berbera ee gobolka Saaxil Somaliland qalab military oo loo malaynayo in ay iska leeyihiin ciidanka qaranka Somaliland hubkaas oo ciidaas ka badan aawadii kana kooban gawaadhida gaashaaman oo tiradoodu tahay 250 gaadhi iyo weliba tawaangi ama kaarayaal casri ah oo tiradoodu tahay 50 kaare oo noocoodu yahay T74 qalabkan iyo gaadiidkan cusub sida xaqiiqadu tahay waxaa loo malaynayaa in ay iska leeyihiin ciidanka qaranka Somaliland ee fadhiisimada ku leh Laascaanood iyo Kalshaale. Hadii warkani uu rumoomo oo ay run noqoto in Hubkan iyo gaadiidkan cusibi u yimi ciidanka qaranka Somaliland waxa uu wax wayn ka bedeli doonaa sida ay u dagaal geli doonaan ciidanka qaranka Somaliland oo hada dhufaysyada ugu jira sidii ay u sii wadi lahaayeen dagaalada ay kula jiraan qabaa´ilka weli hubaysan ee ka dagaalama bariga Somaliland iyo argagaxisooyinaka ay ka midka yihiin Puntland, SSC iyo weliba Al-shabaab oo beryahan ku dhuumaalaysanaysa meelo ka mid ah gobolka Togdheer waxaa kaloo uu loo malaynayaa in hubkan badidiisu aadi doonaan xagaas iyo xuduuda Somaliland ee u dhaw Garoowe iyo Boosaaso taas oo beryahan oo dhan Somaliland waday qorshihii ay ku qabsan lahayd ee ay ku gaadhi lahayd xuudada Somaliland la leedahay Soomaaliya.
Somaliland waxa ay hada ku jirtaa dagaalo meel walba kaga socda oo ay ka denbeeyaan dad ama kooxo jecel in aan somaliland la aqoonsan oo aan marnaba raali ka ahayn in Somaliland hesho ictiraaf buuxa oo uga yimaada xagaa iyo beesha caalamka waxa ayna wadaan hada sidii ay caalamka u tusi lahaayeen in Somaliland dagaal ku jirto oo ay la dagaalamayso Puntland iyo kooxo taageera iyada. iyada oo waxaas oo dhami ay jiraan ayaa waxa xukuumada cusub ee Siilaanyo hawl gelisay oo isu keentay sanadkan bilawgiisii waxgaradkii ugu waawaynaa ama ugu waayo aragsanaa reer Somaliland xag militery iyo xag siyaasadeedba lana lafo guraayay mustaqbalka soo socda ee Somaliland hawshaas markii mudo lagu gudo jiray lana qiyaasay oo la eegay xaaladaha kala gedisin ee Somaliland ku jirto ayay berigaas wax garadkii reer Somaliland go,aamiyeen in la keeno wadanka Hub cusub iyo gaadiid casriya oo lagula dagaalamo cadawga meel-walba ka soo galay wadanka . Waxgaradkaasi waxaa loo badinayaa in ay sameeyeen oo ururiyeen lacag gaadhaysa 500.000.000 miilion us$ doller oo laga soo kala ururiyay qurba jooga reer Somaliland ee ku nool aduunka dacaladiisa iyo ganacsatada joogta wadankii hooyo ee isugu jira waawayn iyo yaryarba.
Waxaa weli socda is abaabulkii iyo is urursigii kooxda nabad diidka ee SSC oo gacan buuxda ka helaaya maamul goboleedka Manjeerteenya oo isugu caadaystay oo shaqo ka dhigtay dibindaabyayanta iyo wax yeelaynta amaanka ka jira Somaliland, waxa hada Somaliland u cadaatay in ay ku jirto xaalad colaadeed oo aan la qiyaasi karin wakhtigan xaadirka ah waxaa dad badani aaminsanyihiin in hada Puntland dagaalka gobolada bari si cad ugu jirto oo ay ku soo biirtay waxa ay Puntland ku rajowayntahay iyada gacan buuxda ka helaysa maamulka Galmudug in ay weerar gaadmo ah ku soo qaadaan magaalada Laascaanood taas oo ay diyaarsadeen ciidan tiradooda lagu qiyaasay ilaa 3000 malitia ah oo isugu jira Manjeerteen iyo Habargidir hawiye laakiin waxa aan la yaabanahay waxa hawiye u gacan siinaayo Manjeerteen. Si kastaba ha ahaatee Somaliland iyada oo la socota waxa ka socda jaarkeeda ayaa waxaa ay qaaday tallabo ay ku qalabaynayso ciidankeeda qaranka Somaliland ee furunta hore ku jira iyo weliba dadka shicibka ah ee taageera gooni isu taaga Somaliland ee ku nool dhulka baadiyaha ah waxa hubkan cusub loo adaygsan doonaa baa la leeyahay in ay ka qayb qaataan dadaalada ay Somaliland ugu jirto sidii ay u soo xidhi lahayd xuduuda ku taal gobolada bari ee Somaliland iyo sidii hubka dhigis buuxda loogu sanayn lahaa reeka dhulbahente ee weli qoryihii sii haysta dagaalo qabiili ahna ka wada gobolada bari ee Somaliland waxa aanan rajaynayaa in baabuurtan gaashaaman iyo kaarayaashan casriga ahi casharo lama ilaawaan ah u dhigi doonaan cadawga Somaliland oo ay ugu horayso Puntland.
Ibrahim Jama
Ibrahimjama2004@hotmail.com
Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 4:14 am
by TheblueNwhite
Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 4:29 am
by djibsomali
More of this Arrives
Waxaa beryahan oo dhan ka soo degaayay dekeda Berbera ee gobolka Saaxil Somaliland qalab military oo loo malaynayo in ay iska leeyihiin ciidanka qaranka Somaliland hubkaas oo ciidaas ka badan aawadii kana kooban gawaadhida gaashaaman oo tiradoodu tahay 250 gaadhi iyo weliba tawaangi ama kaarayaal casri ah oo tiradoodu tahay 50 kaare oo noocoodu yahay T74 qalabkan iyo gaadiidkan cusub sida xaqiiqadu tahay waxaa loo malaynayaa in ay iska leeyihiin ciidanka qaranka Somaliland ee fadhiisimada ku leh Laascaanood iyo Kalshaale. Hadii warkani uu rumoomo oo ay run noqoto in Hubkan iyo gaadiidkan cusibi u yimi ciidanka qaranka Somaliland waxa uu wax wayn ka bedeli doonaa sida ay u dagaal geli doonaan ciidanka qaranka Somaliland oo hada dhufaysyada ugu jira sidii ay u sii wadi lahaayeen dagaalada ay kula jiraan qabaa´ilka weli hubaysan ee ka dagaalama bariga Somaliland iyo argagaxisooyinaka ay ka midka yihiin Puntland, SSC iyo weliba Al-shabaab oo beryahan ku dhuumaalaysanaysa meelo ka mid ah gobolka Togdheer waxaa kaloo uu loo malaynayaa in hubkan badidiisu aadi doonaan xagaas iyo xuduuda Somaliland ee u dhaw Garoowe iyo Boosaaso taas oo beryahan oo dhan Somaliland waday qorshihii ay ku qabsan lahayd ee ay ku gaadhi lahayd xuudada Somaliland la leedahay Soomaaliya.
Somaliland waxa ay hada ku jirtaa dagaalo meel walba kaga socda oo ay ka denbeeyaan dad ama kooxo jecel in aan somaliland la aqoonsan oo aan marnaba raali ka ahayn in Somaliland hesho ictiraaf buuxa oo uga yimaada xagaa iyo beesha caalamka waxa ayna wadaan hada sidii ay caalamka u tusi lahaayeen in Somaliland dagaal ku jirto oo ay la dagaalamayso Puntland iyo kooxo taageera iyada. iyada oo waxaas oo dhami ay jiraan ayaa waxa xukuumada cusub ee Siilaanyo hawl gelisay oo isu keentay sanadkan bilawgiisii waxgaradkii ugu waawaynaa ama ugu waayo aragsanaa reer Somaliland xag militery iyo xag siyaasadeedba lana lafo guraayay mustaqbalka soo socda ee Somaliland hawshaas markii mudo lagu gudo jiray lana qiyaasay oo la eegay xaaladaha kala gedisin ee Somaliland ku jirto ayay berigaas wax garadkii reer Somaliland go,aamiyeen in la keeno wadanka Hub cusub iyo gaadiid casriya oo lagula dagaalamo cadawga meel-walba ka soo galay wadanka . Waxgaradkaasi waxaa loo badinayaa in ay sameeyeen oo ururiyeen lacag gaadhaysa
500.000.000 miilion us$ doller oo laga soo kala ururiyay qurba jooga reer Somaliland ee ku nool aduunka dacaladiisa iyo ganacsatada joogta wadankii hooyo ee isugu jira waawayn iyo yaryarba.

wallahii aad ayuu uu mirqansanaah markaa uu qorayay!!!!
500 Trillion of dollard; the whole budget of USA mabaa dhanaah!!
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 4:39 am
by lali99

go back to school... 500 000 000 waa 500 millions of dollars and not trillion. so much of the gadabursi myth of being the most educated clan

Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 5:07 am
by djibsomali
can you just re-read the stuff in bold;
Cause i think you are having a bad hangover
500 millions is correct
500 000 000
million is something else.
loooooooooooooooooooooooooooool
Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 5:15 am
by LiquidHYDROGEN

Posted: Fri Mar 25, 2011 6:46 am
by Executive
looool @ $500,000,000 Million US Dollars

Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 6:48 am
by Executive
can you just re-read the stuff in bold;
Cause i think you are having a bad hangover
500 millions is correct
500 000 000
million is something else.
loooooooooooooooooooooooooooool

Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 6:51 am
by djibsomali
Executive!!!!
Maa ilaaa argatay mirqaankaa aan sheego maarkasteeh???
Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 11:02 am
by udun
After the ass whooping that the Eydoors took in Kalshaale, they have bought about 30 Cabdi Bileyaal (aka Landcruisers) from Dubai

and fit them with some baroon 50 machine guns. Now those 30 Cabdi Bileyaal have become over 300 armored vehicles

But of course the mujaahidiin will confiscate them

Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Fri Mar 25, 2011 11:03 am
by ToughGong
Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Sat Mar 26, 2011 5:56 am
by LiquidHYDROGEN
Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Sat Mar 26, 2011 11:32 am
by FBISOMALIA
Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Sat Mar 26, 2011 4:28 pm
by waayeel101
Re: Hub Fara Badan oo Somaliland uga Soo Degay Berbera
Posted: Sat Mar 26, 2011 4:59 pm
by Kukri
After the ass whooping that the Eydoors took in Kalshaale, they have bought about 30 Cabdi Bileyaal (aka Landcruisers) from Dubai

and fit them with some baroon 50 machine guns. Now those 30 Cabdi Bileyaal have become over 300 armored vehicles

But of course the mujaahidiin will confiscate them

They havent been tested yet so stay indoors untill the curfew is over or else.