cosobkaa ugbaadkoo ku cigaaran galaboo hobayo hobayo hobayoooy
subaxdii cadceedunaa ku casuuntay nuurkii hobayo hobayo hobayooy
ayaad ii cajabisaa
calaf haysku keen simo
ilaa caano iyo naba inshalaah
qofkii gartaa fanka wuu ku xel dheeryahay



