The Oromo threat
Posted: Wed Mar 30, 2011 10:02 am
30-03-2011
Jawaab:Oromada Dalka Qabsatay Itaal Waa Loo Heli Karaa, War La’aan Baase Jirta:
Waxan jeclahay inaan ka jawaabo maqaal ku soo baxay website-ka Lughayanews, kaasi oo cinwaankiisu ahaa Oromada dalka qabsatay ma itaalbaa loo la’yahay mise waan loo jeedin? Run ahaantii haddii aan jawaabta maqaalkaasi si waafiya jawaab ugu raadiyo, waxan odhan karaa, Oromada looma waayin itaal, laakiin warbaanan looba haynin. Waayo? maxaa keenay?
Somaliland had iyo jeer waxad arkaysaa bulshadeedu iyada oo ku mashquulsan qabyaalad, doorashooyin, xukun-jacayl, xilraadis iyo dano gaar ahaaneed, halka ay iskaba ilaaween inay hoos u eegaan waxyaabaha ka socda dalkooda hooyo sida
Haddii aan run ahaantii u fiirsano waxyaabaha ka socda dalkeena iyo sida ay hadda ku tahay qowmiyada Oromadu, waxan ku tilmaami karaa “ DAL WAREEGAYA CIDII LAHAYDNA AAANAY WARBA U HAYNIN”.
Sida maqalkaasi ku xusan waxad arkaysaa qomiyada Oromada oo dalka si isdaba jog ah ugu soo qulqulaysa, dadkaai oo waawayn iyo yar-yarba leh, waa taa ka sii daran inta ku dhalanaysa oo aan tiraba lahayn
Tusaale haddii aan soo qaadan o guri kasta oo ku yaala caasimad Hargeysa waax waashmaan ka ah nin oromo ah, waxa kale oo jira guryo badan oo dibada lagaga maqan yahay oo ay iyagu dhalaan una isticmaalaan sidii guryo ay leeyihiin, kuwaasi oo ay kiraayaan ku tafiirmaan iyaku.
Run ahaantii waxanad hada kala garananaynin dhalinyarad oromamada ee rag iyo dumarba leh, kuwaasi oo ku hadlaya afka soomaaliga oo ay aad u barteen, waayo waxay ku dhashen dalka 1992 – 2011 waxana da’doodu u dhaxaysaa 15 – 20, maalin baa iman doonta dhulka ay inagula marmi doonaan, oo aynaan kana ridan Karin, waayo inagu dalka waan ka baxaynaa iyakuna way ku socdaan.
Gebogabadii waxan ku soo gunaanadayaa in dhan looga soo wada jeesto ilaalinta iyo ka warhaynta dalka dawlad, shicib iyo cidkasta oo danaynaysa ama uu u muuqdeo dhalan-guurka ku dhici kara dalkeena hooyo, WABILAAHI TAWFIIQ.
Eng Maxamed Sh Daahir Qaalib
Hargeysa, Somaliland.