Moderator: Moderators

Meeye Liqaaye iyo Rightwing???

Haddaba adigu Qoraxeey bahalkan yar ee laydhanaaya ha lasoo galin mar danbe Somaliland section.

Haddaba adigu Qoraxeey bahalkan yar ee laydhanaaya ha lasoo galin mar danbe Somaliland section.
![]()
![]()
![]()
![]()
why so rude huuno![]()
![]()
Kalmadan xaggaad kasoo xadday?

^^^
Qoraxeey barigii dawladdii kacaanka, ayaan maalin u safray magaalada Xamar, magaaladana cid kamaan garanayn,
Markaasaan iska fadhiistay meel gidaara intaan shandadaydiina barladay, in xoogaaya markaan meeshii ku nastay aya waxaa, meel luuqa igaga soo dhaqaaqay, laba hablood oo askara, oo ku taagan shaadh iyo sirwaal giigsan! budh-yarna gacanta ku laa-laadsanaya, timahana sii daystay... markaasay ii yimaadeen, oo igu yidhaahdeen '' Aabe Siyaad baa nasoo diray''
Kolkaasay i kaxeeyeen, waxaanu tagnay guri weyn oo aad u qalabaysan, kolkay cashadii gaadhay baa miiska lasoo saaray, laba xaboo Muufo dhaadheera iyo Maraq... waxaanay igu yidhaahdeen ''Isku dhuuq'' Markaasaan ku ma labadiinaba, halkii baan go' aan ka gaadhay naagihii Mareexaan!! Kol-kii sunaxii waagii baryay ayaan (Mifiri-koon) weyn qaatay oo magaaladii soo dhex qaadaty anigoo leh ''Xalay baan Dawladdii wasay'' subixii ka danbeeyayna dawladii oo wasan ayaa dhacday!!!!
Haddaba adigu Qoraxeey bahalkan yar ee laydhanaaya ha lasoo galin mar danbe Somaliland section.
Eeg huuno... Meesha Salaadiinta iyo Cuqaasha lagu faaqidaayo, la iskama soo galo adiga oo faraha qoosh ku leh.

Eeg huuno... Meesha Salaadiinta iyo Cuqaasha lagu faaqidaayo, la iskama soo galo adiga oo faraha qoosh ku leh.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests