Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby KingWaslawi » Mon Apr 04, 2011 1:10 pm

Northwind
Nin weyn oo naag hoostedo ka hadlayo halkee lagu arkay? sheekada waxaad wadoba waxaa ku so gabagabeysay dad ba is wasay? bila murti ayaa tahay sxb.

Wallow kaana ceesaan.

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Xamud. » Mon Apr 04, 2011 1:10 pm

Northwind
Nin weyn oo naag hoostedo ka hadlayo halkee lagu arkay? sheekada waxaad wadoba waxaa ku so gabagabeysay dad ba is wasay? bila murti ayaa tahay sxb.

Wallow kaana ceesaan.
War maxaa tiri maandhow? afsomali fadlan.

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby ToughGong » Mon Apr 04, 2011 1:12 pm

^
Anba waan yaabey,waar North ma af Arabic baa :?

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Xamud. » Mon Apr 04, 2011 1:20 pm

Seemeyer anigana waxaan islaha reer galbeed bu ku hadlaya ninkan ee bal sug intu Sahangalbeed iyo Seemeyer ku turjubayan.

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby FBISOMALIA » Mon Apr 04, 2011 1:32 pm

^
Anba waan yaabey,waar North ma af Arabic baa :?
wa reer af arabic :roll:

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Xamud. » Mon Apr 04, 2011 1:34 pm

^
Anba waan yaabey,waar North ma af Arabic baa :?
wa reer af arabic :roll:

Brother FBI iska jooji indho rogista :up:

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby FBISOMALIA » Mon Apr 04, 2011 2:11 pm

^
Anba waan yaabey,waar North ma af Arabic baa :?
wa reer af arabic :roll:
Brother FBI iska jooji indho rogista :up:
sxb snet put the smiles to use it so im using it :ugeek:

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Rightwing » Mon Apr 04, 2011 2:28 pm

Seemeyer anigana waxaan islaha reer galbeed bu ku hadlaya ninkan ee bal sug intu Sahangalbeed iyo Seemeyer ku turjubayan.

Iska ilow sahangalbeed because mostly he use coded language and I am the only one who decode his message

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Xamud. » Mon Apr 04, 2011 2:58 pm

Seemeyer anigana waxaan islaha reer galbeed bu ku hadlaya ninkan ee bal sug intu Sahangalbeed iyo Seemeyer ku turjubayan.

Iska ilow sahangalbeed because mostly he use coded language and I am the only one who decode his message

Coded language bal ino faahfaahi? ma af aad idinka kaliya fahanti baa sxb?

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Rightwing » Mon Apr 04, 2011 3:09 pm

Xamud.

Abti markuu sahangaleed afsoomaali wax ku qoro lama fahmo waayo deliberately coded phrases ayuu isticmaalaa. Haduu se english ku qoro waa markuu rabo in messagekiisa dadkoo dhami fahmaan including ssc abtiyadiis :lol: :lol:

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Xamud. » Mon Apr 04, 2011 3:13 pm

Xamud.

Abti markuu sahangaleed afsoomaali wax ku qoro lama fahmo waayo deliberately coded phrases ayuu isticmaalaa. Haduu se english ku qoro waa markuu rabo in messagekiisa dadkoo dhami fahmaan including ssc abtiyadiis :lol: :lol:

:lol: :lol: gartay abti, dhib ma leh, ninkas afsomaligisa waa funny, indha igu xanuun markasto aan is daho akhriso.

Adigu maxaad salaadinta HJ ugu tufeysa? miyusan xal ku qaban?

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Rightwing » Mon Apr 04, 2011 3:22 pm

Xamud.

Abti markuu sahangaleed afsoomaali wax ku qoro lama fahmo waayo deliberately coded phrases ayuu isticmaalaa. Haduu se english ku qoro waa markuu rabo in messagekiisa dadkoo dhami fahmaan including ssc abtiyadiis :lol: :lol:

:lol: :lol: gartay abti, dhib ma leh, ninkas afsomaligisa waa funny, indha igu xanuun markasto aan is daho akhriso.

Adigu maxaad salaadinta HJ ugu tufeysa? miyusan xal ku qaban?

Buurmadow keliya ayaan ku tufay. Buurmadaw reminds me moammar gadhafi. out of the blue he accuse someone an extensive criminal allegations with no records or proves, next day wuxuu raadinayaa new victim.

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Xamud. » Mon Apr 04, 2011 3:43 pm

:lol: :lol: Buurmadow asaga is karamo jabiyey. Adigu horta ma Baho baad ahayd mise Idilee?

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Rightwing » Mon Apr 04, 2011 3:47 pm

Abti anigu Boho ayaan ahay from Dararweyne

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Suldaanka guud ee beelaha Habar Jeclo

Postby Xamud. » Mon Apr 04, 2011 3:50 pm

Abti anigu Boho ayaan ahay from Dararweyne

Gartay abti :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests