Page 1 of 1

awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Fri Apr 08, 2011 7:37 pm
by samadoon-waaxid
Buuhoodle(Jidbaale):- Koox dhalinyaro ah oo watay labo gaadhi oo ka mid ahaa ciidanka qaran waxa loogu yeedho ee maamulka hargaysa ayaa goor casar liiqii ahaa la soo goostey labo gaadhi kana soo tagay maleeshiyadii ay ka mid ahaayeen.

Ciidanka caawa usoo galay SSC ayaa waxay tiro ahaan yihiin 9 askari, si aad ayaa ciidankaas loo soo dhaweeyey waxayna hada ku sugan yihiin xeryaha ciidamada.

Askartan markii saraakiisha ciidanka buuhoodle waraysateen,waxay u sheegeen in meesha qabiil lagu dagaalamayo, oo ciidanka ay la joogaan muusanow qabiil iyo reer hebel ay meesha ku hayaan wax qaran ama dawlad ah oo u muuqata aysan ku dhex arkin xeryaha ay ku sugnaayeen.

Askari ka mid ahaa ciidankii usoo wareegay Ciidanka buuhoodle ayaa yidhi Maadaama aanu aragnay in aanan ahayn labada qabiil ee meesha isku dilaya ayaanu waxaanu go'aan sanay in aanu iska soo tagno oo u wareegno dhinaca buuhoodle oo taariikh ahaan wax xumaan ah aynan na dhex marin hadalkaas waxaa yidhi nin dhalinyaro ah oo sheegay in uu ahaa ninkii horjoogay ciiidankan soo goostey magaciisana noogu sheegay Maxamed Cumar Maydhane.

Saraakiisha Buuhoodle ayaa u balanqaaday ciidanka caawa usoo Galay Xeryaha ku teedsan Cayn in wax kasta oo waajibaakooda ciidan ahaan ay heli doonaan baabuurta ay la yimaadeena abaalgud weyn laga siin doono, Sarkaal Ciidanka u hadlay ayaa u sheegay in dhalinyaradan reer Awdal ay yimaadeen dhulkooda isla fiidkii ayaa askartaas loo gudbiyey hotelada waa weyn ee ku yaal magaalada buuhoodle.

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Fri Apr 08, 2011 7:39 pm
by samadoon-waaxid
our awdal brothers are welcome,this could save lives that otherwise would have been lost to friendly fire between the two brotherly tribes :som: :up:

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Fri Apr 08, 2011 7:40 pm
by CORRUPTION
(Jidbaale)

Say No more :lol: :lol:

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Fri Apr 08, 2011 7:48 pm
by samadoon-waaxid
(Jidbaale)

Say No more :lol: :lol:
what u laughing at fool.jidbaale is way in the chain food when it comes to journalistic integrity :arrow:

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Fri Apr 08, 2011 7:51 pm
by Goljano Lion
(Jidbaale)

Say No more :lol: :lol:
:lol: :lol:
dear Samaroon online Supporters, SSC are desperate for some help

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Sat Apr 09, 2011 8:27 am
by abdikarim86
:lol: :lol: :lol:

Trying to keep up morale I see

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Sat Apr 09, 2011 11:12 am
by Advo
Gedabursi are Wadani people :som: :up:

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Sat Apr 09, 2011 11:19 am
by LiquidHYDROGEN
WAR DEGDEG AH - JIDBAALE NEWS!!!

Saado cali's groupies also have an army of fire breathing griffins and are set to march - or should I say 'fly' - to Burco soon once they regroup with their battalion of goblins.

:lol: :lol:

Image

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Sat Apr 09, 2011 11:26 am
by union
Walle iddor jac baa ku dhigtay. Reer awal looted the coffers of state for eight years and the second an iddor became president they pulled the rug :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Sat Apr 09, 2011 2:15 pm
by Mr_Alfaas
isla fiidkii ayaa askartaas loo gudbiyey hotelada waa weyn ee ku yaal magaalada buuhoodle.
:shock:
Koox dhalinyaro ah oo watay labo gaadhi oo ka mid ahaa ciidanka qaran waxa loogu yeedho ee maamulka hargaysa
:shock:
waxay u sheegeen in meesha qabiil lagu dagaalamayo, oo ciidanka ay la joogaan muusanow qabiil iyo reer hebel ay meesha ku hayaan wax qaran ama dawlad ah oo u muuqata aysan ku dhex arkin xeryaha ay ku sugnaayeen.
okie lets suppose ciidan qabil ayey ka so carareen xagey yimaden ciidan qabil kale :shock: waka caqligi ay sheeganayeen.
waxaanu go'aan sanay in aanu iska soo tagno oo u wareegno dhinaca buuhoodle oo taariikh ahaan wax xumaan ah aynan na dhex marin
hada ma Black Adam ayey dhex martey :lol:

:lol: :lol:

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Sat Apr 09, 2011 3:10 pm
by FBISOMALIA
good news but we have to wait to hear from them great news :som: :up:

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Sat Apr 09, 2011 5:11 pm
by Scarletmoon1
:som: One Somalia :som:

Secessionist should be beheaded or deported to hell :heart: ;)

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Sun Apr 10, 2011 1:28 am
by LiquidHYDROGEN
:som: One Somalia :som:

Secessionist should be beheaded or deported to hell :heart: ;)

mind your own business you filthy xabashi :lol: :arrow: .

Image

Re: awdal soldiers defect from Somalidiid militas to SSC

Posted: Mon Apr 11, 2011 7:13 am
by FBISOMALIA
:som: One Somalia :som:

Secessionist should be beheaded or deported to hell :heart: ;)

mind your own business you filthy xabashi :lol: :arrow: .

Image
your grandmother is xabashi so why attacking the kid :ugeek: