[youtube]14OTYobW6k4&feature[/youtube]
dadka diif iyo darxumaa kaa muuqataa ilaahow uu miciin,
dhibaatadaa ugu weyn ee degmada Ceelafweyn kaa jirtaa waa biyo la'aan, iyo hospitalkii oo aan shaqaynayn,
Ceelkii caanka ahaa ee Ceelafweyn waa awdanyahay,
Dadku waxay kaa cabaan oo loogaa soo biyo dhaamiyaa ilaad, booyada biyahaa ahii waxay maraysaa $100 US.
Siilaanyo wakhtigii ololaaha waxa keliyaha ee uu reer Ceelafweyn ugu balan qaaday waxay ahay biyo macaan in uu uu samayn doono welisee ma dhiciin, wasiirkii siilaanyo ee macdaanta iyo biyuhunaa ceelafweyn xuf buu ku dhaafay mar uu Ceerigaabo ku socdey. (very sad)





