Page 1 of 1

SATURDAY -LONDON AWDAL STATE DECLARATION .. ALL WELCOME

Posted: Mon Apr 18, 2011 4:45 am
by djibsomali
Dhamaan Waxa la Ogaysiinayaa Jaaliyadaha Awdal State ee Ku Dhaqan Dalkaa UK In la Qaban Doono Xaflada Laagu tageraayoo MaamuGoboleedka Awdal State oo Ka Dhici Doona Dalka Uk casimmada LONDON.

Xaflada waxaa ka soo qeyb galaya dad badan oo caan ah iyo fanaaniin waa weyn oo soomaaliyeed waxa akale oo ka soo qeyb galaya warbaahinta caalamka gaar ahaa BBC, Universaltv iyo Somali channel.

Gudidda qaban qabada xaflada waxey ka codsanayaan dhamaan shacbi weynaha Reer Awdalstate ee ku nool wadanka Ingiriiska in ay ka soo wadda qeyb galaan.

Ciwaanka iyo Goobta xafladu ka dhaceyso waa siddan hoos ku qoran.

23 April 2011
Navnat Centre
Printing House Lane, Hayes, Middlesex, UB3 1AR
Magaalada London Saacadu Markay Tahay 5:00 pm ilaaa 11:00 pm

Re: SATURDAY -LONDON AWDAL STATE DECLARATION .. ALL WELCOME

Posted: Mon Apr 18, 2011 7:29 am
by Rightwing
I thought you were pro somaliland marka kaftanka laga saaro because I have seen NHG and rularman soliciting the blue flag vehemently but I never saw you soliciting somaliweyn . anyway you have the right to express your opinion and at the end of the day Awdal and salal is your area.

Re: SATURDAY -LONDON AWDAL STATE DECLARATION .. ALL WELCOME

Posted: Mon Apr 18, 2011 7:47 am
by djibsomali
I thought you were pro somaliland marka kaftanka laga saaro because I have seen NHG and rularman soliciting the blue flag vehemently but I never saw you soliciting somaliweyn . anyway you have the right to express your opinion and at the end of the day Awdal and salal is your area.
ruralman: markii laa iskaa ceeliin wayay ayaad sidii fulaydaa MOD kii laaguu diray maskasay laa ban garayay

Newhargeisagirl: raag baa daba dhiigtay gabadhaa quruxdaa iyoo dadnimadaa badaan Markaysay donyaan inaa iyadaa laa ban gareeyoo

Anigaa: Where did you saw me soliciting somaliweyn == misseh bashii reerkaa indha haa kaa qaday ayaa kugu dhacday??

Re: SATURDAY -LONDON AWDAL STATE DECLARATION .. ALL WELCOME

Posted: Mon Apr 18, 2011 8:43 am
by abdikarim86
Isn't this like the 10th declaration, you only make a declaration once!!! :lol:
No matter how many declarations, it won't change the reality on the ground :up: