
Original Photo

Moderator: Moderators





Awdalstate.com website ka ah ayaan kasoo helay.Daahir Culasow waa Baaastar waa in La iska Qabta

Daahir Culasow waa Baaastar waa in La iska Qabta
Daahir Culasow waa Baaastar waa in La iska Qabta



" Anigu Somaliland waxaan u aqaan gobolo ka tirsan Somalia,waxaan hore u qaabilay Madaxweynaha Puntland oo maamula sedex gobol sidaada oo kale,Calankaaga waa kan KU FARIISO AMA HA FARIISAN"ayuu Ra'isulwasaarre ku xigeenka Kuwait ku yiri Siilaanyo sida bogga hore looga qoray Jaraa'idka ka soo baxa Kuwait oo dhan.
gormu Ahmed SIlanyo u dhintey una dagaalamay calanka somalia"Calankaan waa midkii aan u dhintay ee u dagaalamay ,anigu waxaan ka mid ahaa Wasiiradii Siyaad Barre,anaga ayaana qaadanay midowgii labada gobol"ayuu yiri Siilaanyo.
bal nacaskas eeg ogoladay kulaha why uu marki hore u yidhi calanka somalia haku ag yalo nacala war kan alasow wa wax dhinteyWasiirka Kuwait ayaa ogolaaday in Calanka Somalia laga garabqaado Siilaanyo





FBI....you're so dumb!

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 9 guests