Page 1 of 1

Hoyadu waa lama huraan (with lyrics)

Posted: Wed May 04, 2011 12:45 pm
by ToughGong
Af Somaaligu waa to complicted Wallee,40% of these lyrics ma fahamayo

[youtube]ZHd51l1SP54&feature=related[/youtube]

Re: Hoyadu waa lama huraan (with lyrics)

Posted: Thu May 05, 2011 3:55 pm
by Keyse_0208


Toppppppp Poem / track.. Best ever made :up: :up: :up: :sland:

Intaad hooyo nooshahay
Hambalyiyo salaan baan
Hanti kaaga dhigayaa
Hamrashiyo xaq-dhowr baan
Dusha kaa huwinayaa,
Hooyo dhimashadaaduna
Hooggayga weeyoo
Weligey hoggaagaan
Ka dul heesayaayoo
Hiyiga iyo laabtaan
Kugu haynayaayoo
Hengel baan u xidhayaa
Inta haadka duushiyo
Idil habar dugaaggee
Ifka hibo ku noolow
Aakhiro halkii roon

Re: Hoyadu waa lama huraan (with lyrics)

Posted: Thu May 05, 2011 4:13 pm
by SLJOOFAY
Hooyoy La'anta classic poem...