Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The Companies That Funded the Most for Hargeisa Bridge

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

The Companies That Funded the Most for Hargeisa Bridge

Postby LiQaaye_TDH » Fri May 06, 2011 2:21 am

Hargeysa (Somaliland.Org)- guddigii dib u dhiska biriijka labaad eeHargeysa, ayaa magaalada Hargeysa shahaadooyin ku gudoonsiiyey dadkii iyo shirkadihii ka qayb qaatay dib u dhiska biriijka labaad ee Hargeysa oo dhammaaday 05 March, 2011.
Xaflada shalay lagu qabtay Hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa oo ay ka soo qayb galeen guddiga Biriijka, xukuumada iyo dhinacyadii gacanta ka geystay, ayaa loogu mahadnaqay dhammaan cidka oo qayb qaadatay iyo cidii aan ka qayb qaadan balse jecelayd inuu dhammaado Biriijku.
Gudoomiyaha guddiga dib u dhiska biriijka Aadan X. Axmed Diiriye ( Aadan Bardho) oo ka hadlay ujeedada xafladan ay qabteen, ayaa sheegay in isu imaatinkani daba joogo xafladii furitaanka Biriijka oo ay sheegeen in xaflad mahadnaq iyo abaal marin ah loo samayn doono dadkii ka qayb qaatay dhismaha biriijka munaasibadiina ay tan tahay. Aadan Bardho waxa uu yidhi “ Isu imaatinkani waa mahadnaq iyo in aan xasuusnaano dadka dhulkooda waxa u qabtay’.
Aadan Bardho waxa uu tusaale u soo qaatay ciyaal iskuulkii laga qaadayey nusa-saacaha oo uu ku tilmaamay dhiiri gelin iyo in jiilka yar yar la baro in ay ka qayb qaadashada dhismaha dalkooda, wuxuu kale oo sheegay in biriijku uu ahaa tusaale in aan wax qabsan karo oo wixii laysugu tago la dhisi karo.
Wasiir ku xigeenka wasaada hawlaha guud iyo gaadiidka Maxamed Cabdi Saa’iq oo isna ka hadlay munaasibadaa, ayaa sheegay in tani tusaale u tahay wadaniyada , isla markaana ay haboon tahay in loo mahadnaqo dadka waxqabad iyo danta guud ka qayb glay.
Waxaa munaasibadaa lagu bixiyey in ka badan boqol shahaado oo derjooyinkoodu kala duwan yihiin oo la siiyey shakhsiyaad , shirkado, ururo, jaaliyado, ciidamada, goleyaal iyo dad kale. Goobtaas waxa si saarad leh loogu soo bandhigay cid kasta oo ka qayb qaadatay hawsha biriijka iyo cidii aan ka qayb qaadan. Tusaale Jaaliyadaha waxa dib u dhiska Biriijka ka qayb qaatay oo ugu horeeya Jaaliyada Sacuudiga iyo Jaaliyada Jabuuti, goleyaasha saddexdii gole ee xukuumadii UDUB waxa qaadhaanka bixiyey golihii wasiirada, laakiin labadii gole ee Wakiilada iyo guurtidu kamay qayb qaadan oo mushahaarkoodii qaadhaan kamay bixin. Sidoo kale ciidanka Booliiska iyo Asluubta, ayaa dhinaca ciidamada laga xusay. Halka UNDP ay noqotay hay’ada keliya ee ka qayb gashay.
Shahaadooyinka la bixiyey oo isugu jiray derejada A, B iyo C, waxa lagu bartilmaameed sanayey gacanta ay geysteen iyo inta qaadhaan koodu ahaa. 18 shirkadood iyo shakhiyaad ayaa la gudoosiiyey derejada A, 21 derejada B iyo 38 derejada C. dadka la gudoomsiiyey shahaadada derejada A, waxa ka mid ah shirkada waaweyn ee qaadhanka ugu horeeya, isla markaana ah cashuur bixiyeyaasha ugu badan ah, qaarkood oo aanu la kulanay, ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin in ay dib u dhiska dalkana ka qayb qaataan oo shahaadooyin la siiyo.
Waa kuwan dhammaan magacyada shahaadooyinka la gudoonsiiyey.

DARAJADA A
1 Dawladda Hoose
2 Brithish Tubaco
3 Walaalaheena Reer Jabuuti
4 Shirkada Dahabshiil
5 Omaar companay
6 UNDP
7 Saleebaan Siciid Aljaabiri
8 Ibraahim Cabdi kaahin
9 Xaaji Axmed Daahir cumar (Baxsane)
10 Indhadeero Company
11 Cali Maweel Diiriye
12 Cumar Caydiid Axmed
13 Daalo Airlines
14 Telesom Company
17 Shaqaalaha Dawlada Hoose
18 Maxamed Siciid Barkhad
19 Maxamed Aw Siciid Geedi (MSG)
20 Cismaan Geele Faarax
21 Jaaliyada Reer Somaliland ee reer Jidda

Liiska Grade B
22 Maxamuud Aw yuusuf Cimi
23 Axmed Cismaan Geelle
24 Golaha Wasiirada
25 Djabouti Airline
26 Cumar abokor Taani (muluc)
27 Xaaji Aadan Axmed Diiriye
28 Redsea Company
29 Somaliland Centeral Bank
30 Farxaan Liibaan Axmed
31 Ilays Interprise

32 XaaJi Maxamuud Bille
33 Abasador Hotel
34 Daldhis Trading Companay
35 Maansoor Hotel
37 Fatxi Trading
38 Ururka dhakhaatiirta Somaliland
39 Kayse Bushaaro
40 Samex International
41 Sacaada sheekh Cumar
42 Axmed Xaashi Suldaan ( VAPCO )
43 HAVAYOCO
44 Jameeco-weyn
45 Xaraf Hotel
46 Xawaalada AMAL
47 Samsam Cabdi Aaden
48 Daarasalaam super market
49 Taysiir General Trading
50 UNIECO
51 Afgal Company
52 Nagaad
53 Axmed Warsame Siciid
54 Telecom
55 Taran Cement
56 Akadamiyada Nabadda
57 Daryeel Companay
58 Cabdilaahi Nijaar
59 ABCO
60 Ismaaciil Maxamed Jaamac
61 Maxamed Yousuf Maxamed
62 Ismaaciil Cadaw
63 ciidamada booliska somaliland
64 Ciidanka Asluubta Somaliland
15 Xawaalda Mustaqbal
16 Xawaalada KAAH
65 CANDLIGHT
66 Fatxi Trading

67 ADO
68 Warshada furshaanta Alkhayraad
69 Cilmi Geesood Diiriye
70 Madaariska Qarni-ifriiqiya
71 Cumar C/lahi Axmed
72 SOLTECLO
73 Xawaalada SAHAN
74 Xawaalda QARAN
75 Xawaalada TAWAKAL
76 Shaafici Store
77 Mubaarak Pharmacy
78 Xaaji Cali Bootaan
79 C/laahi Mahdi yuusuf
80 Nuux Xasan Ducaalle
Liiska Grade C
81 Maxamed Shire (Taallo)
82 Yuusuf Cabdilaahi Ciir
83 dugsiga nouradiin
84 Bacadlaha bacadyaal
85 Xawaalada AMAANO
86 Sacaada-diin Supermarket
87 Lucky Star Construction Co.
88 Barkhadle Store
89 Ibraahim Cali Cabdi (Hurre)
90 Qadiimi Stationary
91 Sunshine School
92 Dugsiyada Albaraka
93 Sahan Computer
94 Xawaalada OLYMPIC
95 Cawil Carwo
96 Mustafe Aw-Aadan Cabdale
98 Isaaq Xaaji cumar Ducaale
99 Dugsiga Shiekh Cali Cismaan
100 Sariflayaasha Waawayn
101 cabdi xaashi maxamed

102 Ayaanle Store
103 Qoor Store
104 Dugsiga ilays
105 Dugsiga Sare ee al niilayn
106 Shamis Abokor (Guduudo-carro)
107 Cali Muuse Xassan
108 Afyare Store
109 Roodo Cabdi Abokor
110 Suuqa Idaacada
111 Dugsiga Alifdoon
112 Sariflayaasha yar-yar
113 Maxamed Xassan
114 Axmed Xirsi Cali
115 Axmed Jaamac
116 Cumar Cali Qamdaan
117 Cali Axmed Cawaale
118 Eng. Cabdikariin Xasan Nour

Cumar Maxamed Faarax
Somaliland.Org/Hargeysa
cumarmfaarax@hotmail.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests