Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Postby Blue_609 » Sun May 15, 2011 6:01 am

coming soon..

User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Postby AsadSL » Sun May 15, 2011 2:49 pm

lool why not in awdal? BTW

No one here cares :arrow:

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Postby djibsomali » Sun May 15, 2011 2:57 pm

I care !!

awdal state everywhere !!!

Awdal state at the moon....

awdal state !!!

citarraf baan kaa heelnay "papa new guinea "
Awdal state haa noolatoo

User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Postby AsadSL » Sun May 15, 2011 3:02 pm

:lol: :lol:

Kani wa Pure comdey.

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Postby FBISOMALIA » Sun May 15, 2011 6:12 pm

awadal state ha nolato :up:

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Postby djibsomali » Mon May 16, 2011 3:24 am

Gudida qabanqaabada xaflada Awdal State waxay ka codsaneysaa dhamaan bulshada Awdal/Salal iyo Gabiley ee degan Canada gaar ahaan Ottawa, Montreal, iyo nawaaxida Toronto iney si hagrasho la’aan ah ugasoo qayb qaataan xafladan oo la qaban doono, laguna qaban doono:

Friday May 20, 2011 5:00pm to 2:00am - Marconi Centre - 1026 Baseline Road Ottawa, Ontario, K2C 0A6
Waa xaflad loogu talo galay in lagu muujiyo taageerada rabitaanka bulsho weynta Awdal State galina doonta taariikhda. Waxa si hufan loosoo bandhigi doonaa:

• Taariikhda Adal ee qarniyada soo jireynta ahayd iyo dhaqanka ciyaaraha ee reer Adal gaar ahaan ciyaartii caalamiga ahayd ee lagu yaqaanay reer Adal ee Saylici-ga. Waxana si wada jir ah loowada go’yn doonaa ciyaartii wilwilaha “warmaheenaa laga waashoo hido weeyee…Harimaaadee hana habaa….”

• Qudbado, Gabayo iyo Suugaan si hufan loosoo qabanqaabiyay.

• Heeso - Waa fanaanadii caamka aheyd. Waa codmacaantii codkeegu ina deeqay. Waa Deeqa Axmad iyo fanaankii reer Montreal ee lawada jeclaa Waa Cusman Xuuriye.

• Waxa kasoo qayb gali doona telefishanka Universal iyo shabakado badan ee hamoogaan.

Waa habeen loo qorsheeyay dabaaldag la hubiyayna inaad wakhti fiican qaadan doonto. Waa habeen loo qoondeeyay xasuusta dhaqankii reer Adal. Waa habeen loo qorsheeyay inaad dareento Adal waxay ahaan jirtay iyo siday daruuriga u tahay soo noolaynta ilbaxnimadii iyo maamulkii Adal.

Kasoo qayb gal oo muuji rabitaankaaga iyo taaageerida maamul goboleed aad leedahay (Awdal State) oo ka madax banaan maamul goboleedka Somaliland. Waa dabaaldagii dhismaha Awdal State. Waa taan gaarka u laheyn ee dadkaaga dhinac ka raac oo yaan lagu waayin. Cidhifaaga qabso calankaaga oo sawir ka qaado quruxdiisa. Wakhti fiican la qaado bulshadaada oo raali gali damiirkaaga jecel Adal taada.

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Postby Mr_Alfaas » Mon May 16, 2011 5:34 am

Gudida qabanqaabada xaflada Awdal State waxay ka codsaneysaa dhamaan bulshada Awdal/Salal iyo Gabiley ee degan Canada gaar ahaan Ottawa, Montreal, iyo nawaaxida Toronto iney si hagrasho la’aan ah ugasoo qayb qaataan xafladan oo la qaban doono, laguna qaban doono:

Friday May 20, 2011 5:00pm to 2:00am - Marconi Centre - 1026 Baseline Road Ottawa, Ontario, K2C 0A6
Waa xaflad loogu talo galay in lagu muujiyo taageerada rabitaanka bulsho weynta Awdal State galina doonta taariikhda. Waxa si hufan loosoo bandhigi doonaa:

Taariikhda Adal ee qarniyada soo jireynta ahayd iyo dhaqanka ciyaaraha ee reer Adal gaar ahaan ciyaartii caalamiga ahayd ee lagu yaqaanay reer Adal ee Saylici-ga. Waxana si wada jir ah loowada go’yn doonaa ciyaartii wilwilaha “warmaheenaa laga waashoo hido weeyee…Harimaaadee hana habaa….”

Qudbado, Gabayo iyo Suugaan si hufan loosoo qabanqaabiyay.

Heeso - Waa fanaanadii caamka aheyd. Waa codmacaantii codkeegu ina deeqay. Waa Deeqa Axmad iyo fanaankii reer Montreal ee lawada jeclaa Waa Cusman Xuuriye.

Waxa kasoo qayb gali doona telefishanka Universal iyo shabakado badan ee hamoogaan.

Waa habeen loo qorsheeyay dabaaldag la hubiyayna inaad wakhti fiican qaadan doonto. Waa habeen loo qoondeeyay xasuusta dhaqankii reer Adal. Waa habeen loo qorsheeyay inaad dareento Adal waxay ahaan jirtay iyo siday daruuriga u tahay soo noolaynta ilbaxnimadii iyo maamulkii Adal.

Kasoo qayb gal oo muuji rabitaankaaga iyo taaageerida maamul goboleed aad leedahay (Awdal State) oo ka madax banaan maamul goboleedka Somaliland. Waa dabaaldagii dhismaha Awdal State. Waa taan gaarka u laheyn ee dadkaaga dhinac ka raac oo yaan lagu waayin. Cidhifaaga qabso calankaaga oo sawir ka qaado quruxdiisa. Wakhti fiican la qaado bulshadaada oo raali gali damiirkaaga jecel Adal taada.
The Four point you mentioned maaha wax khuseeya Awdal State.xuska iyo xusitaanka maamul cusub e awdal state kuqor hadi kale mesha entertainment iyo ciyaar bad dadka oogu yeedhaysan :lol: :lol:

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Postby djibsomali » Mon May 16, 2011 5:52 am

MR Aflaas soo waad sidaa uu dhigtay shekadaa!

waa hoo haa iyoo carur kaa cabsii.. meeshaa kaa socotaa..

somaliland waan kalaa jaraynaa..
odaygii siilanyoo ciyaar ayuu moodayaay shaqadii riyaleeh!!

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: awdal state celebration, ottawa-holland-malaysia

Postby quark » Mon May 16, 2011 2:01 pm

Awdal state of somalia :som: :som: :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests