LOOOL
2 HOURS AGO:
30/05/11-Borama-(Bnn) Waxaa Goor Dhawayd Oo Ay Saacada Afrikada Bari Cagacagaynaysay 8 Aroornimo Soo Gaadhay Magaalada Borama Ee Xarunta Gobolka Awdal Madaxwayne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici, safarkiisan oo aan horey loo shaacin Ayaa waxaa noo suura galay inaan ka helno Xogo ku dhaw Dhaw Waftiga Madaxwayne Ku Xigeenka Xiligan waxa keenay uu u yimid Magaalada Borama.
http://www.boramanews.com/news/index.ph ... 6&catid=66
2 HOURS LATER:
30/05/11-Borama-(Bnn) Waxaa Goor Duhurkiiya Dib uga laabtay Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland Saylici oo safar yar oo gaaban ku yimid Magaalada Borama, Saylici oo warbaahinta kula hadlay Hotel rays ka dib markii uu ka yimid Aaskii Ina adeerkii ayaa sheegay, In uu u yimid dan gaar ah oo xaga qoyska, uuna noqon doono Isla maanta, waxa kale oo uu umahadnaqay Qurba jooga Goboladan Awdal/Salal ee uu sheegay in ay had iyo jeeraale u taagan yihiin , Kor u qaadida iyo Bilicsanaanta Magaaladoodan Borama.
http://www.boramanews.com/news/index.ph ... 9&catid=66
LONG LIVE AWDAL STATE




