Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhulos

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhulos

Postby KingWaslawi » Sun Jun 26, 2011 6:35 pm

Jagadani waxay ku wanaagsanaan lahayd, beelaha darafyada, gaar ahaan in la siiyo qabiilka Harti, oo wax badan tabanaaya, tani waxay soo af-jaraysaa, kala qaybsanaanta beelaha hartigu ka ku kala qaybsan yihiin qaddiyada madax-banaanida Somaliland, runtii aniga sida ay ila tahay, quluubta dad badan ayay ku kasban lahayd dawladda Somaliland kursigan oo la siiyo beeshaas... Halka Gedabursi ka heleen VP.

Sidaad u aragtaa, fadlan ka dhiibo fikradaada. Mahadsanid

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby Knight of Wisdom » Sun Jun 26, 2011 7:32 pm

If you want Dhulos to support Sland, you gotta make them either President or Vice President.

The only reason, Nur Ahmed and half of Nalaaye Ahmed support Puntland is because, Hassan Dahir Afqudac was a VP and he was Nalaaye Ahmed and now it's CabdiSamaad Ali Shire, who's a Nur Ahmed.

The rest of the Dhulos are ANTI-Puntland. :lol:

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby Rightwing » Sun Jun 26, 2011 11:34 pm

Jagadani waxay ku wanaagsanaan lahayd, beelaha darafyada, gaar ahaan in la siiyo qabiilka Harti, oo wax badan tabanaaya, tani waxay soo af-jaraysaa, kala qaybsanaanta beelaha hartigu ka ku kala qaybsan yihiin qaddiyada madax-banaanida Somaliland, runtii aniga sida ay ila tahay, quluubta dad badan ayay ku kasban lahayd dawladda Somaliland kursigan oo la siiyo beeshaas... Halka Gedabursi ka heleen VP.

Sidaad u aragtaa, fadlan ka dhiibo fikradaada. Mahadsanid

Too late too little :down:

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby Mr_Alfaas » Sun Jun 26, 2011 11:45 pm

Jagadani waxay ku wanaagsanaan lahayd, beelaha darafyada, gaar ahaan in la siiyo qabiilka Harti, oo wax badan tabanaaya, tani waxay soo af-jaraysaa, kala qaybsanaanta beelaha hartigu ka ku kala qaybsan yihiin qaddiyada madax-banaanida Somaliland, runtii aniga sida ay ila tahay, quluubta dad badan ayay ku kasban lahayd dawladda Somaliland kursigan oo la siiyo beeshaas... Halka Gedabursi ka heleen VP.

Sidaad u aragtaa, fadlan ka dhiibo fikradaada. Mahadsanid
sxb hal jago umad dhan kuma soo jeedin kartid....

President: Isaaq-Habar jeclo
V.President: Gedabursi
Guurtida Chairman: Isaaq-Habar Jeclo
Guurtida 1st deputy Chairman- Isaaq Ayub
Guurtida 2st Deputy Chairman- Harti-Warsangeli
Wakilada Chairman Isaaq-Habaryonis
Wakiilada 1st Deputy Chairman Isaaq-Habar awal
Wakiilada 2st Deputy Chairman Harti-DHulbahante
Chairman Supreme Court:Vacant
Ciidanka Booliska- Isaaq-Arab
Ciidamada Army gana -- Isaaq-Habar Awal
Defence Minister- Harti---warsangali
Finance Minister- Isaaq-Habarawal
Foreign Affairs- Isaaq-Habar Awal
Interior Minister- Isaaq-Habar Yonis
Wasaarada Guryeynta- Isaaq-Arab

Xilalka ugu muhiimsan wa intaas n not forget Wasaarada Madaxtooyada ---Xirsi---Habar Jeclo-Not yet Approved :lol:
add more
N many More.....bal ma cadaalad baa waxaasi sxb..... :lol:

Harti hala siyo xilal badan oo kale aan ahayn Gudoomiyaha Maxkamada sare Ayub ba iska leh :mrgreen:

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby KingWaslawi » Mon Jun 27, 2011 2:34 am

Rightwing bal adiga maxay kula tahay?

Mr Alfaas
Inaader waa runtaa sidani caddaalad ma aha, beelaha dhexe sadbursi ayaa la siiyay, halka beelaha darafyada ay iska yasan-yihiin
Inta xaq daradu jirto Somaliland aqoonsi heli-mayso. Ta kaliya ee aqoonsi lagu gaadhi karaa waxa weeye, iyadoo si caddaalad ah wax loo qaybsado, reer Somaliland oo dhanna u midoobaan.

Anigu waxaan odhan lahaa shirkan qabyada ah ee WidhWidh marka laga midha-dhaliyo, madaxweynuhu isku shaandhayn weyn ha sameeyo, oo caddaalad ka turjumaysa.

User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby CORRUPTION » Mon Jun 27, 2011 8:36 am

What do they know about law :|

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby Rightwing » Mon Jun 27, 2011 9:41 am

Rightwing bal adiga maxay kula tahay?
Jago waa laysla dhaafay! truth and reconciliation needed (grassroots reconciliation).

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby Mr_Alfaas » Tue Jun 28, 2011 1:11 pm

Rightwing bal adiga maxay kula tahay?

Mr Alfaas
Inaader waa runtaa sidani caddaalad ma aha, beelaha dhexe sadbursi ayaa la siiyay, halka beelaha darafyada ay iska yasan-yihiin
Inta xaq daradu jirto Somaliland aqoonsi heli-mayso. Ta kaliya ee aqoonsi lagu gaadhi karaa waxa weeye, iyadoo si caddaalad ah wax loo qaybsado, reer Somaliland oo dhanna u midoobaan.

Anigu waxaan odhan lahaa shirkan qabyada ah ee WidhWidh marka laga midha-dhaliyo, madaxweynuhu isku shaandhayn weyn ha sameeyo, oo caddaalad ka turjumaysa.
Sxb Northwind yes cadaalad darada wata Somaliland halkaa dhigtey....beelihi oodhan aya cabanayaa kii wax lasiiyey iyo ki aan lasiininba...

Inader waxa la rajeynaya in maalmahan soo socda isku shaandheyn weyn in lagu sameeynayo wasiirada iyo xukuumada Somaliland.bal waynu eegi waxay la shir yimaadaan....

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5233
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby kaliil » Tue Jun 28, 2011 1:26 pm

cadalaad daradu waa wixii burburiyey dawladii Somalia. Somaliland hadday cadaalad ka jiri weydo iyana way dumaysaa.
Runtii sanadka kulmiye talada hayay dadki way kala fogaadeen oo qabyaaladii ayaa lasoo cusboonaysiiyay oo waata qola waliba cabanaysa.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5233
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby kaliil » Tue Jun 28, 2011 1:27 pm

Qoraalkan akhriya. waa qoraal dheer laakiin wada akhriya oo si fiican u fahma.

http://oodweynenews.com/news/83636-faal ... losha.html

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby Mr_Alfaas » Tue Jun 28, 2011 1:58 pm

Qoraalkan akhriya. waa qoraal dheer laakiin wada akhriya oo si fiican u fahma.

http://oodweynenews.com/news/83636-faal ... losha.html
Kaliil inader excellent walahi excellent ...wan dul maray siwacan it needs in loo fadhiisto siwacan loo dhuuxo wa nin aqoon leh lehna caqli masha Allah...ma abudabay ayu joga talow...

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5233
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby kaliil » Tue Jun 28, 2011 2:03 pm

Mr_Alfaas waa qoraal fiicane mar u fadhiiso oo si fiican u akhri. Waa nin professor ah oo jaamacad France ku taala kasoo baxay. Hadda iskuul Hargeysa college la yidhaahdo ayuu Hargeysa ka furay oo wax ka baraa.

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby Mr_Alfaas » Tue Jun 28, 2011 2:15 pm

Great wa siwacan inader thnk you indeed...

xisbiyada la furanayo every new party shall be charged 25,000$ where kulmiye was charged 800$...war ninku waxbu soo tufey walee. :up:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5233
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Somaliland's chairman of the supreme court should be Dhu

Postby kaliil » Tue Jun 28, 2011 2:30 pm

Mr_Alfaas miyaanad maqal inuu odaygu furashada xisbiyada shuruud uga dhigay ina $ 25 000 lagu diiwaangeliyo.
Laakiin waa inuu barlamaanka horgeeyo oo ansixiyaan. Markii hore xisbiyada $ 800 ayaa lagu diiwaangelin jiray.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests