Hanti-dhawrka Qaranka
Posted: Sun Jul 03, 2011 9:19 am
Ninkan oo miidhan ayuu qaranku u baahan yahay... Wallee waa raggeedii 
Mar haddii maanta nin kasta oo xil hayaa, hoosta ka leeyahay ''Wadnahay dhag lee..dhag..dhag..dhag'' isagoo kasii baqaya in hanti dhawrku dacwado kusoo oogo.