gabadhuu waa SCC ayaan uu malayn!!
Inaadeer soo dhawoow!! bahashaa mucaradnimadaa waan kugulaa jiraaa!!
Dadkuu waa mucariid iyoo maxafiid!!
aniguu awdal state ayaan ahay!
adigunaa SCC ayaan uu malayn!!
Moderator: Moderators

Calanki SNM miyaan london lagu sameyn london iyo sacuudiga labadaasay jaaliyada Isaq u badnaayeenBien sûr, il y a des choses que elle ne comprend pas![]()
Calankii snm iyo ka somaliland horta hasoo kala barato.

Calankan imika Somaliland ee sadexda colour leh miyaan 1997 la sameynin in hargeysa by ina cigaal iyo xertiiissi![]()

^^^ hooy isku dirka jooji wilkaagan yar

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 9 guests