IshaNews-Hargeysa-Xoghayihi guud ee Xisbiga talada haya ee Kulmiye oo ku geeriyooday magaalada jabuuti ee caasimada Dalka Jabuuti mudane Keyse Xassan Cige.
Marxuum Keyse ayaa shalay loola cararay wadanka jabuuti isaga oo la soo daristey xanuun loogu qaaday wadankaas.
Hadaanu nahay Bahda IshaNews Media Group waxa aanu tacsi u direyna Marxuumka ehelkisa iyo qarabadiisa iyo dhamaan reer Somaliland ee uu ka geeriyooday waxanu leenahay Alle haka warabiyo janadiisa Fardoowsa .
Innaalillah wa Inaa Ileyhi Raajicuun.
IshaNews Media Group
Hargeysa, Somaliland





