Page 1 of 1

Red Sea Oil Tanker Freed

Posted: Wed Jul 27, 2011 5:30 pm
by HaragWafi85
Markabkii Shidaalka U Siday Shirkada Read Sea Ee Budhcad-baddeedu Afduubka Ku Haysatay Oo Caawa La Sii Daayay


Garoowe(Ramaas) July. 27, 2011- Markab u saliid u siday shirkad ganacsi oo laga leeyahay Somaliland oo muddo ka badan laba toddobaad ah u afduubnaa budhcad-baddeed ka afduubtay biyaha dalka Cumaan, ayaa la sheegay in la sii daayay caawa .

Wararka ka imanaya Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland, ayaa sheegay in sii daynta ay suuragalisay wadahadalo toos ah oo dhex maray ergo ka socotay maamulka shirka Read Sea oo weheliyeen sallaadiin reer Somaliland ahi iyo wakiilo ka socday budhcada oo isku afagartay in marka hore ay budhcadu ay sii dayso markabkan, iyada oo aan la sheegin wax madax-fursho oo ay shirkadu markabka laga afduubay bixisay.

Sii daynta markabkan ayaa la filyaa in ay hoos u dhigta qiimaha shidaalka oo cirka isku shareeray, ka dib markii uu soo baxay warka sheegayaa in markabka shidaal siday oo u socday dhanka Magaalada Berbera la qafaashay laba toddobaad ka hor.



Ramaasnews Desk


http://www.ramaasnews.com/news.php?readmore=7295


Hargeisa

Re: Red Sea Oil Tanker Freed

Posted: Thu Jul 28, 2011 10:51 am
by abdikarim86
:up:

Re: Red Sea Oil Tanker Freed

Posted: Thu Jul 28, 2011 11:53 am
by Keyse_0208
it was released with no Ransom Paid :lol: :lol: dumb, Mother'foking low-life, Ayaan hirsi worshipping pirates got $0.00 for this tanker... when they realised it belonged to s/land they thought "ow shyttttt, what have we got ourself into" faroole realised the Danger he was in and put in extra effort to release this tanker...

they had no choice but to release it with no ransom cuz they know whats waiting for them

Image

Re: Red Sea Oil Tanker Freed

Posted: Thu Jul 28, 2011 1:52 pm
by hargaysaay
Faroole waa fulay and fariid at the same time :D

Re: Red Sea Oil Tanker Freed

Posted: Thu Jul 28, 2011 7:42 pm
by KingMJ
:sland: :up:

Re: Red Sea Oil Tanker Freed

Posted: Thu Jul 28, 2011 7:46 pm
by Knight of Wisdom
it was released with no Ransom Paid :lol: :lol: dumb, Mother'foking low-life, Ayaan hirsi worshipping pirates got $0.00 for this tanker... when they realised it belonged to s/land they thought "ow shyttttt, what have we got ourself into" faroole realised the Danger he was in and put in extra effort to release this tanker...

they had no choice but to release it with no ransom cuz they know whats waiting for them

Image
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Red Sea Oil Tanker Freed

Posted: Sat Jul 30, 2011 5:12 am
by FBISOMALIA
Image

who would say no to them :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Red Sea Oil Tanker Freed

Posted: Sat Jul 30, 2011 3:53 pm
by HaragWafi85
Markabkii Shidaalka U Siday Shirkadda Redsea Oo Maanta Ku Soo Xidhay Dekedda Berbera Iyo Maamulaha Shirkadaa Oo Sheegay Inaanayn Wax Madax-furasho Siinin Budhcad-baddeeda.


Berbera (Ramaas) July 30,2011 – Markabkii shidaalka u siday dekedda Magaaladda Berbera ee labada todobaad ka hor laga afduubay badda dalka Cumaan ayaa la sii daayay.

Markabkan oo ay budhcad-badeed Soomali ahi muddo laba todobaad ah ku haysteen deegaanadda Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta ku soo xidhay dekeda Berbera isaga oo bad qaba.

Budhcad-badeedii Soomalida ahayd ee afduubtay ayaa la sheegay in aanay wax madax furasho ah ka qaadan ganacsatadii reer Somaliland ee markanku u rarnaa.

Maamulaha shirkadda Redsea Sheekh Xasan Cabdisalaan, oo uu u rarnaa Markabkani ayaa sheegay in aanay wax madax-furasho ah siinin budhcad-badeeda.

Sheekh Xasan Cabdisalaan, waxa uu u mahadnaqay maamul goboleedka Puntland iyo madax-dhaqameedka deegaanadaas oo uu sheegay inay kaalin muhiim ah ka qaateen soo deynta Markabkan.


Ramaasnews Desk

Hargeisa


http://www.ramaasnews.com/news.php?readmore=7330