Postby The_Emperior5 » Wed Aug 10, 2011 11:49 am
Niman wefti ah oo Reer Somaliland ah oo ku si jeeday magaalada taleex iyago wax u jirta 5 km magalada taleex bay koox Buntiland rasaas huwisay ciidan fara badan na may wadan dabeedna 4 Nin ba la afduubay oo ay ciidaamo ka tiirsan ay garowe u kaxaysten ,, wararku waxay sheegayan in la so deynayo ,,