Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Mr Alfaas Come in Yaa Sayidi

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Mr Alfaas Come in Yaa Sayidi

Postby The_Emperior5 » Thu Aug 11, 2011 9:48 am

Warya Mr alfaas war bal waran nafta ka waran caafimaadka ka waran nolosha ka waran ,,,

Ma joojisay Mucaraadnimada dawlada Somaliland eh u hogaamiyo Madaxweyneh Axmed Siilaanyo

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Mr Alfaas Come in Yaa Sayidi

Postby Mr_Alfaas » Thu Aug 11, 2011 10:35 am

Warya Mr alfaas war bal waran nafta ka waran caafimaadka ka waran nolosha ka waran ,,,

Ma joojisay Mucaraadnimada dawlada Somaliland eh u hogaamiyo Madaxweyneh Axmed Siilaanyo
:lol:
War empr wa nabad inadere maxad haysey...wax walba wa oolraydh :lol:

Xukuumada uu hogaaminayo Al-Xaaji Axmed Rooble wan taageera Lakin mucaaradniamdi xaqjirka aheyd wan ka yareeyey :lol: :lol:

adu amxad haysey ma joojisey dr axmed ki aad suuqa ka xidhay :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Mr Alfaas Come in Yaa Sayidi

Postby The_Emperior5 » Thu Aug 11, 2011 10:39 am

Warya Mr alfaas war bal waran nafta ka waran caafimaadka ka waran nolosha ka waran ,,,

Ma joojisay Mucaraadnimada dawlada Somaliland eh u hogaamiyo Madaxweyneh Axmed Siilaanyo
:lol:
War empr wa nabad inadere maxad haysey...wax walba wa oolraydh :lol:

Xukuumada uu hogaaminayo Al-Xaaji Axmed Rooble wan taageera Lakin mucaaradniamdi xaqjirka aheyd wan ka yareeyey :lol: :lol:

adu amxad haysey ma joojisey dr axmed ki aad suuqa ka xidhay :lol:
Wa kheyr hada ,, ,, wabaad fiicantahay Al xaaji babad ugu yeedhaysa Madaxweynaha qaranka ,, mucaraadnimadiwaad yareysey Gudoomiyihi Maxkamada qaranka la idin dhiibay :lol:

odayg Axmed ciise col baanu nahay maalin dhawayd ninki maraykanka aha eeh abaarso tech madaxda ka aha bu feedhay wa nin walaan weye kaasi

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Mr Alfaas Come in Yaa Sayidi

Postby Mr_Alfaas » Thu Aug 11, 2011 10:42 am

Wa kheyr hada ,, ,, wabaad fiicantahay Al xaaji babad ugu yeedhaysa Madaxweynaha qaranka ,, mucaraadnimadiwaad yareysey Gudoomiyihi Maxkamada qaranka la idin dhiibay :lol:

odayg Axmed ciise col baanu nahay maalin dhawayd ninki maraykanka aha eeh abaarso tech madaxda ka aha bu feedhay wa nin walaan weye kaasi
:lol:

mar hadu al-xaji roble cadaalad daradi laga cabanayey afka noosoo geliyey de af wax cuney xisho aya la yidhi..anyways bal weynu eegi inu wax so kordhiyo.

Warya odayga daa waa nin sare ninkaa dr ka ahee.

empr siyaasadi somaliland xagey wax marayan mala socota?

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Mr Alfaas Come in Yaa Sayidi

Postby The_Emperior5 » Thu Aug 11, 2011 10:47 am

Haa maalin dhawayd bu feedhay oo yidhi ka kac kursiga, markaas Ninki Maraykanka aya ka dacwoday odayaal xildhibaanada in Ninkan walaan eeh Axmed xusseyn ciise laga qabto ,, oo schoolki qasayo :lol:

Haa Madaxweyne Siilaanyo waxay cawdaan Ayub akhriki meel bu fadhisiey oo hada dhagaxanti hargeysa la wareegeyseen waad iska deyseen :lol: Laakin aniga U balanqaadaya Marku Mujahid muse biixi abdi noqdo madaxweyne atleast inay helaan laba wasiir :clap: iyo dhowr DG.

xukumadu meel fiican bay maraysa runti Ninki wasiirka qorsheynta qaranka Somaliland wa ki Ngo yada wada farsameyey laga yaaba qaar fara badan inu ka saaro meesha,,

Dhanka Airporki Hargeysa waad arkay hawlihi sidi xawliga u socdaa Iyo dhismaha,, Wadadi Burco ila hargeysa in la dhiso ba la raba ila hada dhaqalo fara badan ba lo ururinaya.. Xisbiyadi wala furay hada, marka ila hada meel wanaagsa bu wax u wada Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Xukumaadisu Wado dheer na walaga hirgalinaya from hargeysa ila jabuuti.

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Mr Alfaas Come in Yaa Sayidi

Postby Mr_Alfaas » Thu Aug 11, 2011 10:57 am

Masha Allah waa kheyr soo kordhey hormarka la gaadhay.

war muuse biixi vote siin maaye wax kale iila kaalay...

dorashada danbe vote nin aan siinayo maleh....Ilaa uu sheikh mustafe xaaji ismail isa soo sharxo mooye...wa danbi votekuba :lol: :lol:

Hargeysa wey degen tahay imika daanta cidagale aya yara qasan o odaygey ku yara kacsanyihin :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Mr Alfaas Come in Yaa Sayidi

Postby The_Emperior5 » Fri Aug 12, 2011 8:29 am

War niyo jooji mucaraadnimada aad ku haysid Madaxweynaha mustaqbalka qaranka Somaliland

ta ciidagale way iska degtey ,, faisal bay la yara qiiroodeen uun eh :lol:

User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Mr Alfaas Come in Yaa Sayidi

Postby ChiefAaqil » Sat Aug 13, 2011 3:42 am

War niyo jooji mucaraadnimada aad ku haysid Madaxweynaha mustaqbalka qaranka Somaliland

ta ciidagale way iska degtey ,, faisal bay la yara qiiroodeen uun eh :lol:

:D :D :D

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 21 guests