Moderator: Moderators



suldaan waxay tan yar aad dhagaysanayso maxa kuu diiday heesihi qaraamiga ahaa mise wax kala jira.


inader tani wa wada copy socota action ka waxay kasoo xaday tan la yidhahdo meagan Good ...
tani daaqadahaaba u furan

taasa ka asalsan......War adunku waa wada dhukuranyahe iska ilaaliinader tani wa wada copy socota action ka waxay kasoo xaday tan la yidhahdo meagan Good ...
tani daaqadahaaba u furan
war way iska dhacaysa timaha been beenta mooyaane waxan ka baqaya inay dhukuro igu noqdo laakin jidh waa leedahay alfaasow meagan good manay ahayn ti yarayd eeh fanaxda lahayd




Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 12 guests