Page 1 of 4

Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 7:07 am
by ChiefAaqil
Wasiirka Ganacsiga oo degmada Yegoori kula kulmay dhalinyaro qurbo joog reer Sool ah oo socdaalkooda laga bixiyey dareeno shaki xambaarsan

http://www.somaliland.org/2011/09/11/wa ... saxansaxo/
Hargeysa – Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay kulan dhex maray Koox Qurbo joog ah oo u dhashay Gobolka Sool, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey Socdaal shaki laga muujiyey ku marayey Deegaano ka tirsan Gobolka Sool.

Kooxdan Qurbo jooga ee Reer Sool oo dhawaan dalka Dibeddiisa ka yimid, isla markaana socdaal ku soo maray Deegaanada Buuhoodle, Taleex, Boocane iyo Deegaano kale, ayaa maalintii shalay waxa ay Magaalada Yagoori shir kula yeesheen Wasiirka Ganacsiga Somaliland C/risaaq Khaliif Cismaan.Wasiirka Ganacsiga C/risaaq Khaliif Cismaan oo xalay Wargeyska Saxansaxo u waramayey isaga oo jooga Magaalada Yagoori ayaa faah faahin ka bixiyey shirka ay la yeesheen kooxdaasi iyo ujeedada ay u socdeen.

Wasiirka oo arrimahaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi

“Waxaanu u tagnay Safar shaqo oo Deegaankayaga ayaan gaadhay, waxaana jira Niman dhalinyaro ah oo Deegaanka u dhalatay, isla markaana Dibeddaha ka yimid oo soo jeediyey in la qabto Shir ay Beeshu leedahay oo lagaga wada hadlayo, dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin Horumarinta, markaas waanu soo gaadhnay si fiican ayaananu isku af garanay, waxaanu u sheegnay inay dadkii Deegaanka u dhashay yihiin oo aanay dhibaato wadin, Qaranimada Somaliland-na ka soo hor jeedin, in haddii ay Hargeysa ka soo degaan iyo Haddii ay Laascaanood ka soo degaan iskugu mid tahay, ujeedaduna ay noqonayso waxaanu ilaalinaynaa dalka horumarkiisa iyo Nabadgelyadiisa iyo in aan laga soo hor jeedin Qaranimada Somaliland oo aan dhulka laga sheeganaynin oo aanay cidina ka sheeganaynin, imikana aanu ku soo dhaweynayno kuna casuumayno Hargeysa ilaa Laascaanood meesha ay doonaan, markaa iyaguna waxa ay noo sheegeen in arintoodu aanay shir ahayn ee ay ahayd sidee loo shiri karaa, haddii laga hadlayo Waxbarasho, Horumarinta aas aasiga ah ee Deegaanka iyo haddii ay noqoto tii Dhaqanka ee Burburtay, Barnaamij noocaas ah oo dadku ma shiri karaana ayey ahayd”.

Mar la weydiiyey Wasiirka in ay Dhalinyaradaas is arkeen, waxa uu ku jawaabay “Dhalinyarada saddex nin oo ka mid ah ayaa Magaalada joogay oo iyaga oo jooga aan ugu imid, waanu is aragnay waananu is af garanay si fiican baananu isku af garanay”.

Wasiirka oo la weydiiyey bal inay dhalinyaradan ku jiraan dad ka soo horjeeda Qaranimada Somaliland, waxa uu ku jawaabay “Anagu markii aanu weydiinay arinkaasi waxa ay ku jawaabeen Anagu Somaliland waanu ognahay inuu maamul ka jiro, Mucaaridna kuma nihin oo wixii aad noogu talisaan ayaanu diyaar u nahay, shirkana waxa qaybinayey oo aanu hadda wada joognay nimankii Cuqaasha ahaa, Maayarka Magaalada ayaa qaybinayey, berrina (Maanta) shir labaad oo nimankii joogay, Odayaasha Deegaanka iyo Maamulkii Gobolka oo meesha soo gaadhay leeyihiin ayaa jira, waxaana Maamulaya Maamulka Deegaanka iyo Gobolka”.

Mar Wasiirka la weydiiyey inay jiraan warar sheegaya inay isku afdhaafeen kulankii shalay oo uu gacan ka hadal isu bedelay, waxa uu ku jawaabay “Arintaasi ma jirto, kulanka meesha la iskugu yimid sadex qof baanu kaga hadalnay, Anigu waan ka hadlay halkan iyo wixii ka jiray Maamulka, Nidaamka iyo sidaanu u soo dhaweynayno cidii dalka wax ku soo kordhinaysa ee aan ka soo hor jeedin Maamulka iyo Qaranimada, waxaana yimid dad laga soo dhaadhiciyey inaanay dalka iman karin oo aanay ku soo bandhigi karin waxa ay doonayaan, waxaanay noola yimaadeen oo ay yidhaahdeen anagu waxaanu wadnaa ma shiri karnaa ma ka qayb qaadan karnaa Horumarka Deegaanka, haddii ay ka soo baxaan wax ku lidi ah anagaa dhibaatada wadna, markaa intaasaa la is yidhi oo la isku macasalaameeyey barritaana la ballamay wax dhibaato ah oo ka dhacayna ma jiraan”.

Wasiirka oo la weydiiyey Mawqifka Xukuumadda ee ku aaddan Kooxdan Dhalinyarada ah ee dhaqdhaqaaqa ka wada Gobolka Sool, waxa uu ku jawaabay “Mawqifka Xukuumadda aan ka tirsanahay waxa weeyi sidii aan hadalka ku bilaabay oo ah in qof kasta oo Deegaanka u dhashay ama Dalka ha joogo ama Dibedda ha joogo in aan Shakhsiyadiisa xorta ah aan la cabudhin in uu Horumarintiisa iyo faa’iidadiisa uu kaga qayb qaadan karo Deegaanka, in dhaqankii Beesha u gaar ah ka shiri karto, haddii aanay lidi ku ahayn Qaranimada Somaliland, wixii intaas ka baxsan waanu dhiiri gelinaynaa, waanu la qabanaynaa wixii ay nooga baahdaan, haddii ay noqoto sugida Amniga iyo wixii la xidhiidha, waa inaanay mawqifkoodu kaliya ahayn wixii lidi ku ah Qaranimada Somaliland”.

Xigasho: Wargeyska Saxansaxo

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 7:08 am
by ChiefAaqil
Somaliland supports Khaatuma Conference
The Khaatumo Organisation Committee was welcomed in all the Somaliland governed regions of SSC. The committee visited cities like Lasanod, Widhwidh, Yagoori, Adhicadeeye, Ganbadhe, etc. This should make it clear that Somaliland goverment and citizens supports the Khaatumo Conference and hope its outcome will contribute to the peace, development and unity of its citizens. Therefor the Conference should be organised in Lasanod wich is the capital of the region and the capital of Beesha.

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 7:28 am
by Babygirl-
Haana wasakheeyn... :down: Welcomed by the people. :up: CASE CLOSED! AFARAHA DADKA HASO GELINA. :idea:

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 7:30 am
by ChiefAaqil
Read the above article. Somaliland Ministers met the organizing Conference and Somaliland supports Khaatumo2. :up:

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 7:33 am
by ChiefAaqil
http://taleex.net/2011/09/14/col-sabare ... y-dhagayso

Listen to an angry Col Sabarey. He withdraws support from Khaatumo2 and threatens to attack Khatuumo2 Conference. dont worry Somaliland will protect the security and safety.

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 7:37 am
by Babygirl-
Sabarey will be talk to.

Afaaraha aan Kuu Quseeyn sidi Dhuso Ha isko soo cariiriin.. :idea:

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 7:40 am
by The_Emperior5
Somaliland Officials should not meddle to much into the conference let the people discuss their issues first and let them come to a conclusion. And an accord.

Its not good hada la yidha shirka somaliland ba afduubtay it will scare lots of dhulos away we dont want that

I say let the talks begin and lets wait for the outcome i do believe something good will come out of khaatumo2

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 7:42 am
by Coeus
More propaganda :lol:

siilanyo doesnt sleep eh :lol:

Why do isaaqs keep forcing dhulbahante to renounce their land and nationality?

Darood bombed us, we hate them
darood are our country men, not the south


the seccecionists are confusing :lol: :lol:

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 8:23 am
by Saraxnow
^ Stench of Qabyalaad and insulting clans is not welcomed in here.


I agree let the people discuss their issues between themselves so that the sii soco soo soco epsiodes end, inshAllah.

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 8:25 am
by Babygirl-
You smell of it too.. :arrow:

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 8:28 am
by Saraxnow
^ nayaa edeb yeelo I didnt insult Daarood did I ?

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 8:29 am
by Babygirl-
Don't call me naaya Bastaryahoow aan Edeeb & Akhlaaq toona laheyn.

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 8:33 am
by Saraxnow
^ nobody spoke to you in the first place, you attention-seeking 12-year old :arrow:

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 8:36 am
by Babygirl-
Nor was anybody speaking to you! & yh this a f-king forum. :| :arrow:

Re: Somaliland supports Khaatuma Conference

Posted: Thu Sep 15, 2011 8:38 am
by Saraxnow
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:


Wallahi this is funny.