Page 1 of 1

Waryaada.

Posted: Sun Sep 25, 2011 11:07 am
by zingii
Dumarkiina s-net ee
Dulwareegaya G-section-ka
Daandansiga wada
maad u digtaan oo
is dajiya tiraahdaa?

Re: Waryaada.

Posted: Sun Sep 25, 2011 11:10 am
by hargaysaay
Byoothful anaga maaha hana caayin

Re: Waryaada.

Posted: Sun Sep 25, 2011 11:13 am
by zingii
Byoothful anaga maaha hana caayin
xaal qaata xaajiyo.

Re: Waryaada.

Posted: Sun Sep 25, 2011 11:14 am
by The_Emperior5
Dumarkiina s-net ee
Dulwareegaya G-section-ka
Daandansiga wada
maad u digtaan oo
is dajiya tiraahdaa?
D'ada gabayga ma u diirsatay wilkaga so durkay
Dumar inad sheeko kula diiritid wa ku dhaqan wanaag eh
Hablaha duriyadu wa Dheyman iyo dahab eh
dad baa darajo ku raadsada hadal hayntooda eh

Re: Waryaada.

Posted: Sun Sep 25, 2011 11:20 am
by Saraxnow

D'ada gabayga ma u diirsatay wilkaga so durkay
Dumar inad sheeko kula diiritid wa ku dhaqan wanaag eh
Hablaha duriyadu wa Dheyman iyo dahab eh
dad baa darajo ku raadsada hadal hayntooda eh
Saas weeyan e usheeg :up:


Hablo iyo dumar wax laga sheego wa ceeb eh
Zinjigaaga wanaajisow ...zinjiow :|

Hows mine :up: :lol: :lol:

Re: Waryaada.

Posted: Sun Sep 25, 2011 12:20 pm
by zingii
Dumarkiina s-net ee
Dulwareegaya G-section-ka
Daandansiga wada
maad u digtaan oo
is dajiya tiraahdaa?
D'ada gabayga ma u diirsatay wilkaga so durkay
Dumar inad sheeko kula diiritid wa ku dhaqan wanaag eh
Hablaha duriyadu wa Dheyman iyo dahab eh
dad baa darajo ku raadsada hadal hayntooda eh
Dumarka raga dhex boodee
Dushooda heebaaba
Dariiqooda mariya
hadaan ku dooday

Dacwo alley taqaane
Dambi miyaan mudanahay?

Dacaayad waxay daristaa
Doqonkii difaace
Docdooda marin waaya.

Re: Waryaada.

Posted: Sun Sep 25, 2011 12:34 pm
by Byootuhful
Byoothful anaga maaha hana caayin
Maxaad iga hadal haysa tolow?

Re: Waryaada.

Posted: Sun Sep 25, 2011 12:37 pm
by zingii
:D :D

Re: Waryaada.

Posted: Sun Sep 25, 2011 12:52 pm
by The_Emperior5
Dumarka raga dhex boodee
Dushooda heebaaba
Dariiqooda mariya
hadaan ku dooday

Dacwo alley taqaane
Dambi miyaan mudanahay?

Dacaayad waxay daristaa
Doqonkii difaace
Docdooda marin waaya.
Dabinkad isku qoday waa mid aad dalam tidhi eh
dabnahagu waxay ku maroorsaman Kolkad denbi gashid eh
dacalka waxad u haysta hablaha duriyadeed waku damiir xume eh
Deyr bananu kaga toosanahay gabdhahanu diirka wadaagno eh

Re: Waryaada.

Posted: Thu Sep 29, 2011 8:21 am
by zingii
Dumarka raga dhex boodee
Dushooda heebaaba
Dariiqooda mariya
hadaan ku dooday

Dacwo alley taqaane
Dambi miyaan mudanahay?

Dacaayad waxay daristaa
Doqonkii difaace
Docdooda marin waaya.
Dabinkad isku qoday waa mid aad dalam tidhi eh
dabnahagu waxay ku maroorsaman Kolkad denbi gashid eh
dacalka waxad u haysta hablaha duriyadeed waku damiir xume eh
Deyr bananu kaga toosanahay gabdhahanu diirka wadaagno eh
Duriyadaad shegayso
kuna durdurinayso.

kuwa magacooda dilaya
Difiicid hadaa u gasho
Intaad diriri lahayd.

Beesha inay ku dagaasho
Section-kana kuu diido
Dalabaad bay iga tahay
dushana ka xariiqay. 8-)