Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

HOLY MOLY!!!.. AMOUD UNIVERSITY IS A BEAST!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

HOLY MOLY!!!.. AMOUD UNIVERSITY IS A BEAST!!

Postby djibsomali » Thu Sep 29, 2011 6:20 am

Image

with king college university in london and an american university, Amoud uni is going to start Msc and PHD in health!!

Awdalpress(Borama) 28 Sept.11–Jaamacada Camuud ayaa markii ugu horaysay shaacisay inay bilaabaysa Waxbarashada labaad ee loo yaqaan Mastarka, taas oo ay bilaabayso kuliyada Caafimaadka, sida uu cadeeyay hormoodka kuliyadaasi caafimaadka Dr, Siciid Axmed Walhad.
Waxbarashadan cusub ee laga bilaabay jaamacada camuud ayaa noqonaysa mid dibada laga doonan jiray, sida uu sheegay Hormoodka kuliyada Caafimaadka Jaamacada camuud waxay Kuliyada Caafimaadku sanadkan bilaabaysaa Takhasuuska qaybaha kala duwan ee Aqoonta caafimaadka, ee shaahadada mastarka ilaa PHDga.

Hay’adda Somdev. Ayaa ka caawinaysa Jaamacadda Camuud bilaabista waxbarashada labaad ee shaahdada mastarka, hayada Somdev iyo Jaamacada Camuud ayaa manta ku kala sexeexday hirgelinta mashruucan xarunta kuliyada caafimaadka ee jaamacada camuud, waxaan heshiiska goobjoog u ahaa Gudoomiyaha jaamacada Camuud Sulaymaan Axmed Guuleed, Hormoodka iyo macalimiinta Kuliyada Caafimaadka iyo Madaxda hay’ada Somdev,

Hormoodka Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada camuud Dr,Siciid Axmed Walhad oo faahfaahin ka bixinaya bilaabista Kuliyada Caafimaadka ee takhasuska qaybaha Aqoonta caafimaadka iyo heshiiska Hay’ada Somdev ayaa sheegay in kuliyadda caafimaadka ay sanadkan billaabeyso waxbarashada darajada Master-ka iyo PhD-ga, iyagoo la kaashanaya heshiis ay maanta la galeen hay’ad ka dhisan Mareykanka oo lagu magacaabo SOMDEV, taasoo ka caawineysa billaabidda waxbarashada heerarkaas.

Heshiiska ayaa waxaa maanta kala saxiixday mas’uul ka socday hay’adda SOMDEF iyo guddoomiyaha jaamacadda Camuud, iyadoo uu sarkaalka SOMDEV sheegay in ay tallaabadan tahay mid muhiim ah, isla markaana ay iyagu bixinayaan kharashka lagu hirgelinayo mashruuca.

Guddoomiyaha jaamacadda Camuud, Prof. Suleymaan Axmed Guuleed ayaa u mahadceliyay hay’adda SOMDEV, isagoo tilmaamay inuu heshiiskan muujinayo iskaashi iyo wada shaqeyn.

Sidoo kale hay’adda SOMDEV ayaa markii hore ka caawin jirtay jaamacadda Camuud darajada Baajulaarka

Sexeexa heshiska oo ay si aad ah u soo dhaweeyeen gudoomiyaha Jaamacada Prof Sulaymaan Axmed iyo Sarkaal ka socda hay’ada Somdef ayay ku sheegeen in Somdev, ay dhaqaalaha lagu hirgelinayo mashruucan ay ka caawinayso Jaamacada camuud, dhanka kalana waxaa uga mahadceshay isla markaana ku Amaanay hay’ada Somdev, heshiiskan ay kala sexeexdeen labada dhinac hirgelintiisa.

Waa markii ugu horaysay ee Jaamacada Camuud laga hirgeliyo waxbarashada takhasuuska caafimaadka ee shaahadada mastarka oo loo Aadi jiray Jaamacadaha dalalka dibadaha, Arintan ayaa faaiido u soo korodhay Jaamacada Camuud, Ardayda jecel waxbarashada iyo guud ahaa dalka.

Awdalpress
Comments are closed.

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: HOLY MOLY!!!.. AMOUD UNIVERSITY IS A BEAST!!

Postby KyrieJama » Thu Sep 29, 2011 10:33 am

Mahallah great work by the amoud administration :clap: :clap: :clap:

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: HOLY MOLY!!!.. AMOUD UNIVERSITY IS A BEAST!!

Postby Cali_Gaab » Thu Sep 29, 2011 11:34 am

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :sland:

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: HOLY MOLY!!!.. AMOUD UNIVERSITY IS A BEAST!!

Postby djibsomali » Thu Sep 29, 2011 11:49 am

cali gaab oo awdal uu sacabeynaa waa adiyoo gaadoon !! lol

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: HOLY MOLY!!!.. AMOUD UNIVERSITY IS A BEAST!!

Postby Cali_Gaab » Thu Sep 29, 2011 12:02 pm

cali gaab oo awdal uu sacabeynaa waa adiyoo gaadoon !! lol
Saaxib, I have greater connections to Awdal than you can think of. My family are quite known for being the only habar jeclos in town during the 40's and 50's. Some of my uncles continued to study their untill the 60's. I have an article at home about a school min Borama from that period where my uncle is mentioned. I'll try and show it here soon.

User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: HOLY MOLY!!!.. AMOUD UNIVERSITY IS A BEAST!!

Postby ChiefAaqil » Thu Sep 29, 2011 12:30 pm

Awdal is Somaliland's mother of higher education. :clap: :clap: :clap: :clap:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 21 guests