Moderator: Moderators



Wuu isku dhex yaacay maxay ka dhigantahay ? Ma jahadii baa iga qasantay , mise wax aan macquul ahayn baan ku hadlay ?Sahan wuu isku dhex yaacay

Saraxnow orod soo naso, sidaad damage control ugu jirtay baa daashay
Sahan lol ninyahow xataa majeerteenkii baa la yaaban shirkaan




Shirkii Beesha Ciise Muuse Ee Deegaanka Dubur Oo Maanta La Soo Gabagabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Laga Soo Saaray.
Dubur (Ramaas) Oct. 4, 2011- Shirkii beesha Ciise Muuse muddada lixda maalmood ah uga socday deegaanka Dubur ee degmada Sheekh ayaa maanta la soo gunaanaday, ka dib markii qodobada xasaasiya isla meel dhigay, kuwaasoo lagu tilmaamay gundhiga aayo- ka tashiga beeshaas.
War- murtiyeed laga soo saaray shirka oo nuqul ka mid ay heshay shabakeda wararka ee Ramaasnews ayaa u dhignaa sidan:
Beeshu waxay taageersantahay jiritaanka Qaranimada Somaliland oo aan marnaba Gor-gortan
galaynin
Beeshu waxay Nabadgelyo iyo deris wanaag kula dhaqmi doontaa Beelaha kale ee Somalialand
B eeshu wixii dhib ah ee dhex yimaada Beelaha inay si nabadgelyo ah ku dhamayn doonto
Beeshu waxay taageersantahay Xukuumad kasta oo talada ku timaada Nidaamka sharciga ah ee
Doorasho
Beeshu waxay ka xumaatay qaabkii ay xukuumadda Somalailand ku kala qaybisay beesha
Beeshu waxay mashaariic horumarineed ka fulin doontaa Deegaanada ay degto
Beeshu waxay Dooratay Guddi ka kooba kow iyo afartan xubnood oo ka shaqayn doona danaha
beesha
Beeshu waxayu mahadnaqaysaa beelihii ku soo booqday shirka iyo kuwa aan fursada u helin ee
taageersan



I am not i am defending the well being of Somalilanders the governor of Saaxil he represents saaxil region not the Ciise muse Clan he is taking care of the whole region not just a clan did you want him to say hey CiiSE MUSE IS HAVING A CLAN GATHERING WELCOMEAre you saying that the Governor didnt try to cancel the meeting and after it failed. He organised his own shir beleed meeting. what an embarrasment. By the way. Boqorka Habar Awal and the Gebiley folks also anounced a Shir Beleed for Habar Awal.
Suldaan you are defendint individuals within the goverment who are using clannist taactics not seen in the Somali penisula since the downfall of the Marexaan goverment.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 12 guests