Raali waxaan u noqonayn baan ku sheegaya .
Qof aniga ila socda , haddaad inagu diido inaad inaga furto albaabka , de
aniga baad i dib ii celisay bay ka dhigantahay
Meesha wax lagu hayo ayaa iska yar , wax ay ciddii laga cesha ka reebayso ayaa iska yar , marka aniga masuuliyad darnaan baa i muuqata oo xaggaaga ka socota
Ninka masuul meel ka ah , haddanu dhagaysanayn dadkii , aanu na tix galinayn shacabkii masuuliyada loogu dhiibay , de waa
faqashnimo
Markaa aniga waxa ila haboon inaad magaca meesha ka badishaan , ilayn de Somaliland iyo dhaqan faqash kala foge .
ya?