Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Rumor has it that Kilinka shanaad leader iley is sacked

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Rumor has it that Kilinka shanaad leader iley is sacked

Postby The_Emperior5 » Fri Nov 04, 2011 4:01 am

There are Rumors in Adis ababa saying that the Kilinka shanaad leader Ina iley is sacked , can any one verify this news

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Rumor has it that Kilinka shanaad leader iley is sacked

Postby LiQaaye_TDH » Fri Nov 04, 2011 5:23 am

not yet....

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Rumor has it that Kilinka shanaad leader iley is sacked

Postby kaliil » Fri Nov 04, 2011 9:53 am

its true and he is sacked. Nin ka qabyaalad badan oo ka maamul xumi wadanka masoo marine hana dhaafo.Waa inay Isaaqu u tartamaan madaxweynenimada wadanka.


http://oodweynenews.com/news/118510-war ... biyay.html


http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=49582

Lord Diplock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3807
Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm

Re: Rumor has it that Kilinka shanaad leader iley is sacked

Postby Lord Diplock » Sun Nov 06, 2011 12:08 pm

And will be replaced by another Ogadeen man :lol: :lol: :lol: ;)

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Rumor has it that Kilinka shanaad leader iley is sacked

Postby The_Patriot » Sun Nov 06, 2011 12:15 pm

Maxkamadda DDS oo xukuntey maleeshiyaadkii lagu qabtey xadka
November 3, 2011 - Written by xaajo - Edited byxaajo
XOL: Maxkamadda DDS ayaa maanta xukun ku riddey maleeshiyaad lagu eedeeyey iney ka qaybqaateen dagaal beeleed ka dhacay gobolka Dhagaxbuur oo laba beelood oo halkaas daga ay isku dhaceen. Maleeshiyaadkan oo lasheegey in laga soo qabtey xadka Deegaanka Soomaalida iyo Somaliland iyagoo saaran gaadiid k sharciyeysan taarikada Somaliland ayna gacanta kusoo dhigeen ciidamada Liyuu Booliska ee xadka ayaa lagu eedeeyey iney dagaal sharci darro ah kaqaybgaleen, ayna waddanka kusoo galeen sharci darro kadibna ay dad gaadhaya 7 ruux oo deegaanka udhashey ay ku dileen dagaal.
Dad badan oo deegaanka udhashey kuna nool daafaha adduunka ayaa soo dhaweeyey talaabadan iyagoo u arka iney tahay Ku quusqaado iyadoo dhanka kalena eheladii dadkan xukunka lagu ridey ayaa iyagu u arkay ineysan sax ahayn ama ay khalad tahay xukunkaas loona micneeyey siyaabo kale.
Dadkii lagu qabtey falkan ayaa guud ahaan dhanaa 57 iyadoo 45 kamid ah maanta lasaaray maxkamadda Deegaanka Soomaalida waxuuna xukunku udhacay sidatan:
1- Toban(10) Kamid ah waxaa lagu xukumey 25 sano oo xadhig ah
2- Soddon iyo Laba(32) kamid ahna waxaa lagu xukumay 15 Sano oo xadhig ah
3- Labo kamid ahna waxaa lagu xukumay 5 Sano oo xadhig ah
4-Hal nin oo kamid ah ayaa isna lagu xidhey xabsi daain.
Xaajo.com

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Rumor has it that Kilinka shanaad leader iley is sacked

Postby ToughGong » Sun Nov 06, 2011 12:17 pm

Where you been,that happened 2 days ago

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Rumor has it that Kilinka shanaad leader iley is sacked

Postby The_Patriot » Sun Nov 06, 2011 12:21 pm

Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamuud cumar oo tahniyada iida udiraya dhamaan shacabka deegaanka iyo muslimiinta itoobiya.
SATURDAY, 05 NOVEMBER 2011 20:40
Addis-Ababa (Cakaaranews) Madaxwaynaha Deegaanka soomaalida mudane Cabdi MaxamuudCumar oo kusugan magaalada addis ababa halkaasna sida la ogsoonyahay ujoogatababarka kasocda jaamacada civil service ee ay kuwada xaraysan yihiin dhamaanmadaxwaynayaasha deegaanada itoobiya iyo masuuliyiin kale ayaa waxa uu maantatahniyad balaadhan aadna u qiimo badan oo ku aadan ciida barito ah waxa uu usoogudbiyay dhamaan shacabka deegaanka iyo guud ahaan muslimiinta itoobiya.

Madaxwaynaha oo wajigiisa laga dareemayay farxad aad usaraysa oo ku aadan ciida bari ah ayaa waxa uu dhamaan shacabka deegaanka iyoguud ahaan muslimiinta itoobiya oo dhan ilaahay uga baryay inuu ilaahay ciidanciideeda inagu wada gaadhsiiyo caafimaadqab , cibaado suuban , barwaaqo iyohorumar waara oo taama.

Ciid wanaagsan


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 13 guests