Page 1 of 1

MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Sun Nov 06, 2011 5:31 am
by Cali_Gaab
If we're forced into a union.

Hargeysa(HWN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland ayaa si cad ugu sheegay mudane ka tirsan aqalka odayaasha Maraykanka oo lagu magacaabo Senator Feingold, inay bulshada Somaliland dagaal ka xigto midnimo dambe oo ay la galaan Somaliya.

Warsidaha Wikileaks ee faafiya siraha kala duwan ee ay safaaradaha Maraykanku u diraan xaruntooda Washington, ayaa dhawaan baahiyay waxyaabihii lagaga wada hadlay kulan dhex maray Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin iyo Senatar Feingold oo bishii December ee sannadkii 2009 ka dhacay dalka Djibouti, markaas oo uu xildhibaanku safar ku yimid gobalka Geeska Afrika islamarkaana uu Djibouti kula kulmay hoggaamiyayaashii xilligaas ee Somaliland iyo Somaliya.

Sida uu wikileaks baahiyay kulamadaas oo qabsoomay 19-21 December 2009, wuxuu senatorku ugu horayn Madaxweynihii hore ka tacsiyadeeyay qaraxyadii 2008 ka dhacay Somaliland. Daahir Rayaale, wuxuu Senator Feingold u sheegay in qaar ka mid ah dadkii gaystay qaraxyadadaas Somaliland ka dhacay 29 Oktoobar ay ka soo jeedeen Somaliland, laakiin ay ku soo tababarteen dalka Somaliya. “Laakiin xag jirku waa isku mid, macno ma leh meesha ay ka soo jeedaan iyo meesha ay ka yimaadeen, dhammaantood waa isku ajande.” Ayuu Daahir Rayaale Kaahin ku yidhi Senatarka.

Wuxuu sheegay in inta badan ee dadka reer Somaliland ay Booliska la shaqeeyaan iyagoo siinaya xogta lagu qaban karo argagixisada. Daahir Rayaale Kaahin wuxuu qaraxyadii 29 Oktoobar ku macneeyay, “Waxay noo ahaayeen baraarujin sidii Maraykanka ee September 11.”, waxaanu intaas raaciyay in qaraxyadaas ka sokow ay Somaliland ku jirtay hayaanka dawlad wanaaga tan iyo sannadkii 1991-kii.

Isagoo Daahir Rayaale, ka hadlaya aqoonsiga Somaliland, wuxuu sheegay in hadii ay heli lahaayeen caawimo toos ah ay awood u yeelan lahaayeen inay iska caabiyaan xag jirka. Waxaanu sheegay in haddii Somaliland la aqoonsado ay door ka ciyaari karto arrimaha koonfurta iyadoo cudud ku biirin karta Djibouti iyo Itoobiya. Wuxuu carrabka ku adkeeyay munaafaqnimada bulshada caalamka ee ku waajahan aqoonsiga dawladda ku meelgaadhka ah ee Somaliya oo aan shaqayn iyo sababta ay aqoonsan waayeen Jamhuuriyadda Somaliland ee shaqaynaysa.

Isagoo ka hadlaya midnimadii Somaliya, wuxuu sheegay inay reer Somaliland tijaabiyeen midowga Somaliya oo ay arkeen midhihiisa, “Somaliland waxay samaysay midowgii, waanay tijaabisay mana jirto suurtogalnimo kale oo Somali weyn ahi.” Ayuu yidhi Rayaale.

Rayaale, wuxuu sheegay inay Somaliland ka duwantahay Somaliya, isagoo sheegay inay madaxda Somaliya isku mashquuliyaan inay arrin kasta ka yeeshaan shirweyne, “Xataa arrimaha yar yar, dhibaatadu Somaliya waxa weeye in qof kastaa uu isku dayayo inuu hoggaamiye noqdo, waxaanay aaminsanyihiin in xalku dibadda uga iman doono. (Voltage)

Wuxuu Daahir Rayale Kaahin Senator Feingold u sheegay inay Somaliland midnimo dambe ka xigto dagaal ay ku hoobato, “Somalilland weligeed la midoobi mayso Somaliya, haddii ay isku dayaan inay nagu qasbaana, waxaanu diyaar u nahay inaanu dagaalano ilaa aanu madhano.” Ayuu ku soo koobay Madaxweynihii hore doodda uu la hortagay Senator Feingold

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Sun Nov 06, 2011 11:53 am
by Keyse_0208
:lol: :lol: how come he never used to talk like this when he was president.? but now when he is save in france he acting tuff :lol: :lol: cajiib soomaha

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Sun Nov 06, 2011 12:57 pm
by Saraxnow
Hes in France and talking tough? Sahra Halgan bu ismooday :lol:

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Sun Nov 06, 2011 1:05 pm
by Mondey
some ppl like to read the titles and skip the articles and then let their comments go !!

is it a habit or a hobby ? :?

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Sun Nov 06, 2011 3:58 pm
by NewHargeisaGirl
some ppl like to read the titles and skip the articles and then let their comments go !!

is it a habit or a hobby ? :?

:lol: :lol: :lol:

Hon. Dahir Rayaale Kahin & my habo Huda Barkhad :rose: :rose: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Sun Nov 06, 2011 4:13 pm
by SahanGalbeed
Former president Riyaale has always been clear about that. Hase ahaate marku maddexweyne ka aha waddanka , wuxu ku mashquulsana midinimada Somaliland oo ila iyo Laas caanood xudaheedu si rasmi ah u gaadheen . My second point is , a former president has certain liberties as far as his speech goes a sitting president cannot afford , goes from Riyaale to Bill Clinton .

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Sun Nov 06, 2011 4:43 pm

did u read the article? it says 2009 when he was still a president !!

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Sun Nov 06, 2011 4:46 pm
by SahanGalbeed
No , I haven't , was just reacting to some of the comments . Good for him .

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Sun Nov 06, 2011 4:50 pm
by Saraxnow
For Somali articles reading the first lines and last lines is common :|

The op should have made it clear that he said this before in private to the American Senator, good on him :up:

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Mon Nov 07, 2011 4:49 am
by fighter
I don't understand the hate that landers have with konfuur somalis.

Konfuurta = almost always Hawiye.

They regard Hawiye as their enemy when it was the Hawiye who chased the man all the way into Lagos which ended the brutal campaign against the northerners.

They chose Hawiye as their enemy. And you can see it everywhere. The ppl in sland blindly tell the youth that it was snm that defeated barre but never give credit to usc; the real hereos.

Hawiye need to stop supporting them. They don't like us, so we shouldn't like them.

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Tue Nov 08, 2011 11:07 am
by BankiiTuuyo

look at this maangaab..i see no mention of ur tribe here sxb stop being narrow minded when we utter koonfur it means just that ''koonfur'' (the dirty south) and yes sometimes wa la yara maaga hawiye cuz we truelly want yll to form some peace instead of being holligans for 20 whole years we have nothing against hawiye in particular though, ur side is called koonfuur somalia mine was called waqooyi somalia(today Somaliland) we united for whatever damn reason and couldnt coexist too bad it was a mistake we could have been dawlad in badan jirtey by now instead of trying to recover now i reckon we were after the impossible walaalnimo somalinimo bla bla war somali everyday xabashi bay isku so kaxaysta even the sayid abdille xasan sided with the Italians and said ''me and my people and the Italians are one'' and his sons were adopted by Sir Geoffrey Archer who took them to Uganda ileyn balaayo ka hortag ayey leedahay ee ka dabatag malaha ...also bro that mujaahid who lost his life and was murdered when he refused to bombard the waqooyi and landed his plane in djbouti if i could i would have built him Taallo in hargeysa and as far as you chasing siyad bare from your degaans dee adiga iska xoreeyey u didnt do it for any1 else so stop insinuating something else '' libaax qoyay bisadba la mooda weliga ma maqashay ? thats what i reduced to siyad bare and all his mercenary soldiers adigu bakhtigii ayuunbad ku si joogjoogsatay hadaad run doonayso and you guys could have survived but you were caught between two waring leaders Ali Mahdi and Caydiid waxad noqotay oo kole hashii labadda geel ku dhex luntay peace intaa dhimatayna Ilaahay ha u naxariisto maca siyad bare
G's up! SNM! < ILAAHEEY waxaan iyagana uga baryeeyaa Jannat-ul Fardowsa!AAAMMiiN dhaha? :mrgreen: nabdeey :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
:sland:

Re: MUDANE DAAHIR RIYAALE, WE SHALL KARBASH THE KOONFURIANS

Posted: Tue Nov 08, 2011 11:11 am
by BankiiTuuyo
Yo! this Dahiir riyaale guy was true to his words ileyn kulmiye party needs to apologise asap to the mujaahid from borama :clap: :D

SNM G'S UP HOES DOWN :down: :sland: :up: :D