
Moderator: Moderators







Samatar haa waa xaga Naasohablood. New Hargeysa hadda lama samayne hore way jirtay laakiin waa la balaadhiyay.



2002Samatar Hargeysa goormaa kuugu danbaysay? ma qaxii 1988?


masha'alah, good news for hargeysa city and for me too, naasa hablood agtooda aayu bari dhexdaayo jagooyin dhowr ah ka iibsaynay, that means price of land keep risingSamatar magaaladu sanad walba way sii balaadhanaysaa weliba dhinaca bariga ayaa hadda aad loo dhisaa. dhawr sano kadib Haleeya ayaa la gaadhayaa.


Fooqa dheer ya iska leh, ma kii dahab shiil dhistayba?..waxaan maqley kaasa qiimaha mesha yara kiciyey...do you have more pics?


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests